Somalina Posted March 28, 2011 GD ayaa ka baxa Gaalkacyo. Asaga ayaa noo sheegaayaa waxa ka baxa halkaas. Take it away GD.... Sheekada dameeraha been ma ahan. Waxaa kaloo ku daraayaa taas: Hiiraan waxa ay caan ku tahay miraha geedka loo yaqaan “yicib” ama “jicib”, halka geedka “Baar” ee leh laamaha dhaa-dheer uu yahay calaamadda iyo tusmada gobolka, halka geedka kale ee cadayga uu tusaale u yahay dhulka Hiiraan sida uu ugu wanaagsan yahay beerashada,waayo carada waa mid bacrisan oo qaabab iyo midabo kala duwan leh ,una wanaagsan beerashada iyo daaqa xoolaha geela,lo’da ,ariga iyo fardaha . Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted March 28, 2011 Jacphar, viva dameeraha Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 28, 2011 Faras baan lahaanjiray dameer baan leeyahay ayaa kafiican ayaan maqli jirey. Anywho, Waxsoosaarka Hiiraan waa sidaan hoos ku qoran :- Galleyda waxa ay ku bislaataa muddo 90 cisho ah . Masagada/Hadhuudh-ka waxa ay ku bislaataa muddo 90 cisho ah. Sisinta waxa ay ku bislaataa muddo 90 cisho ah . Mooska waxa uu ku bislaadaa muddo 180 cisho . Digirta waxa ay ku bislaataa muddo 80 cisho ah . Yaanyada waxa ay ku bislaataa muddo 80 cisho ah . Babaayga waxa uu ku bislaadaa muddo 90 cisho ah . Bataatiga waxa uu ku bislaadaa muddo 180 cisho ah. Lowska waxa uu ku bislaadaa muddo 120 cisho ah . Cambaha waxa uu ku bislaadaa muddo 6 sano ah . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted March 28, 2011 Dee waa barwaaqo iyo badhaadhe/baraare la bislaysan kari waayey. Intaa aad sheegtay iyo duco qabto ninkii isla helaa liibaanay ... Ma'ansha Allah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 28, 2011 MashaAllah indeed! Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted March 29, 2011 Thanks Somalina for the great Topic. Let's build our Somalia from the bottom-up. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted March 29, 2011 Reer barigu markay xanaaqaan waxay oran jireen boowe sagaar ma haysaa:D Somalina nin ingiriis yaqaan inuu iga hor jeclaanayo waan ogaa!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted March 29, 2011 Woow mashallah, Gobolka Hiiraan caadi mahan, ku dayo ku dayo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 30, 2011 Thank you Nassir. Oba, ku dayo indeed! lol@Gooni Quote Share this post Link to post Share on other sites