Sign in to follow this  
ANWAR

Caruur kasoo goosatay Shabaab oo lagu soo bandhigay Waaberi

Recommended Posts

ANWAR   

Muqdisho: (Sh. M. Network) Taliska ciidamada booliska ee dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigay Caruur aad u da’yar oo la sheegay inay kasoo goosteen Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab.

Caruurtaan 9-ka ah ayaa waxaa ay sheegeen inay ka tirsanaayeen Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab waxaana maanta lagu soo bandhigay Saldhiga degmada Waaberi ee goblka Banaadir halkaasi oo ay kula hadleen Warbaahinta qeybaheeda kala duwan.

 

Caruurtaan yar yarka ah ayaa waxaa ay sheegeen in dugis quraan ay ka baranayeen degmada Waaberi ee gobolka Banaadir xili ay tilmaameen in dhinaca Al Shabaab uu u ka xeeyay nin ay sheegeen in uu deganaa degmadaasi haatana uu ka tirsan yahay Saraakiisha Ciidamada Xarakada Shabaab.

 

Afhayeenka Ciidamada booliska ee dowladda KMG Soomaaliya Kornel C/laahi Xasan Bariise oo shir jaraa’id ku qabtay goobtii Caruurtaasi lagu soo badhigay ayaa waxaa uu sheegay in Al Shabaab aysan wadin wax diin ah, isagoo tilmaamay in Caruur da’doodu ay ka yartay 15-sano ay qorsheeyeen inay dagaalka kaga horkeenaan ciidamada dowladda KMG Soomaaliya.

 

Barise ayaa waxaa uu sheegay in arintaasi ay tahay mid ayaan daro ah ayna ka dambeeyeen sida uu hadalka u dhigay rag uu sheegay inay dambiyo kala duwan kasoo galeen dalalkii ay u dhasheen.

 

Qaar ka mid ah Caruurtaasi oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxa ay sheegeen in markii laga ka xeeynayay degmada Waaberi ay ciidamada Shabaab geeyeen fariisimo dagaal oo ay ku leeyihiin qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho.

 

Caruurtaani yar yarka ah oo ay maanta soo bandhigeen Ciidamada booliska Soomaaliyeed ayaan xiligaasi wadan wax hub ah iyo sidoo kale dariiska ciidamada Xarakada Al Shabaab hase ahaatee Caruurtaasi ayaa wajiyadooda waxa ka muuqanayay raad murugo ku beeraya qofkii arkaa.

4867-full-1-so.jpg

4867-full-2-so.jpg

4867-full-3-so.jpg

4867-full-4-so.jpg

4867-full-5-so.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

I was kidding about The_Zack (that was for qudbadiisii ayaan horeeto about caruurta la dagaal gelinaayo). :D

Caruurta iney dugsiyada ka kaxeystaan waa wax la hubo, caruur aan qaangaarine iney dagaal geliyaan wey qirteen already. Sheekadaanse war uma haayo, wey soo baxaysaa goor dhow koleyba.

Share this post


Link to post
Share on other sites

May Allah teach the Somalis something called biased reporting...so its the Somali police, whats their job? Ofcourse they're going to make Shabab look bad.

 

But its for a fact that the Somali gov. is using child soldiers they actually taped the lives of some of these child soldiers. Unlike ^ Some pics of poor children afraid of the police.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

lol@been badnaa. Been is such a strong word. Though TFG doesn't play hollier than thou, I remember reading about the government recruiting ciyaalka awhile back. You can't have your cake and dhunjin too.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^That is correct! The child-soldier issue has been going in the TFG for a while, not sure if Somalina was supporting the TFG that long :D.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

The new TFG waxaan kuma saqajaamaan. Somalina iyo wasiiradeeda wey ka soo horjeedaan caruurta la dagaal gelinaayo.(waxan camal ka heshaa inaad aqrisato eh!). :) Arrintaan waxay ahayd waxyaabihii ugu horeeyey ay dawladan cusub ka hadashey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Who knew we were debating with Shariifka all these times ::P

Anyways if my memory serves me right, Sheekh Sharif was in charge when the UN released reports about the child-soldier issue in tthe TFG military.

 

P.s. Shariif Xassanka Reer Baydhabo for President!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Aniga waxaan ka hadlaayaa Farmajo iyo xukumadiisa.

 

Switching allegiance tartiib tartiib eh! adiga banaanka iskeen maalin walba. Ganbar ayaa laguugu fadhiyaa just incase...hmm...loo baahdo. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Regardless...I still believe what I posted the other day. "Children" at the age of 15, 16, or 17 CAN be soldiers in Somalia or any Muslim country. That has been the case forever. Quick question for ya, in your book 18 is the number, huh?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

No, aniga waxaan aaminsanahay in 16 or 17 uu qaan gaaryahay, laakiinse taasi uma dhiganto in lagu qasbo wax uusan raali ka ahayn ama loo dhiibo mas'uuliyad uusan xamili karin. Caruurta la dagaal gelinaayo, ma ogyihiin in ay dilooyiin dadkooda oo 100% muslim ah? brainshwashed teenagers waaye waxa qaska wada maanta.

Mid yaroo 15 jira oo "amiir" ah markuu ku dhaho "waryaa is toosi, si qaloocan u socotayee" haddii kale waa gowrac, aawey caqligii qaangaarnimida markaas?

 

Adiga laakiinse su'aasha lagu weydiiyey kama aadan jawaabin weli. Wiilkaada 15 jirka ma gelin lahayd dagaalka maanta? hopefully this time we'll get a straight answer.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

In that case, we don't really disagree on this subject. My initial comment on this was specifically on the ages on these children, it wasn't on the intentions behind it per se. Couple of people stated "alla ma cayaalka", "laa ilaaha ilallahu" lol.... and that was why I reacted the way I did. 14, 15, aint ciyaal in my book.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this