Saalax Posted March 25, 2011 Wakiilka Somaliland Ee Dalka Sweden Oo Kula Kulmay Hargeysa Gudoomiyaha Gobolka Sanaag. Hargeysa(OWN)-Danjireha Somaliland ee sweden mudane Eidarus Sh Adan Oo Kula Kulmay Hargeysa Gudoomiyaha Gobolka Sanaag mudane Ali Abdi Hure. Shalay oo ay bishu ahayd 24 march ayaa uu Danjirehu qado shaqo ugu sameeyey Gudoomiyaha huteelka Maan-soor. Waxa ay si weyn u gorfeeyen arrimaha gobolka guud ahan, iyo gurmedka abaarahu halka uu marayo gaar ahaan. Danjirehu waxa uu gaadhsiiyey Gudoomiyaha salan ay u soo direen daadka reer Somaliland ee degan Sweden, gaar ahaan Stockholm, oo ay so direen walaalahooda jooga Somaliland, gaar ahaan gobolka Sanaag. http://oodweynenews.com/news/59647-wakiilka-somaliland-oo-la-kulmey-governerka-gobolka-sanaag.html Quote Share this post Link to post Share on other sites