Mooge Posted March 25, 2011 Muqdisho (RBC) Wararka ka imaanaya degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada ururka Ahlu Sunna ee degmadasi ay qaadeen hawlgal ay ku xirayaan dugsiyada Quraanka qaarkood kuwaasoo ay ku eedeeyeen in lagu barto “Tajwiidka”. Hawlgalkan oo bilawday maalintii shalay ayaa sababay in irdaha loo laabo illaa 10 dgsi Quraan oo magaalada ku yaalay [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted March 25, 2011 Warar kale ayaa sheegaya in saraakiisha Ahlu ay sheegeen inay dhaliileen sida loo akhriyo Quraanka oo ah “Qiraa’ada Tajwiidka” oo dugsiyadaasi carruurta lagu bari jir tajwiidku waa qiraa'o aad u wanaagsan. markii loo fiiriyo dariiqadii suufiyadana, qirraa'o kala saaran ma'ahayn hadii arintaasu sax tahayna waxay ila tahay nimankanu waa dhib kaloo soo kordhay Quote Share this post Link to post Share on other sites