bilan Posted March 25, 2011 XX adigu bal aamus, DS waxaa u fiican inaadan difaacin adiga iyo your sidekick. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted March 25, 2011 cadayntoodu waxa weyee siilaanyo iyo dahabshil wa isku qabil Shabab's leader and siilaanyo is from the same somaliland clan. Somalia's foreign minister, other tfg ministers and silanyo are frm the same clan.. so the issue is not that dahabshil owner and silanyo are from the same tribe..(even though that was previously known way before the conflict ) rather the issue is that dahabshil is invlolved with the killings that are taking place in the SSC regions ...there are so many reports partaining this subject. Somaaliduna waxba ma qariso wa la is wada yaqaana.....!..even somalilanders within themselves ie Riyaale and his Udub supporters said dahabshil was financing silaanyo and his Kulmiye party. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 25, 2011 Other then saado cali articles and her songs do you have any evidence Dahabshil was involved in the kalshaale war? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted March 25, 2011 You don't need any prove..you are someone who is a die hard supporter of Silanyo and the killings that took place in Kalshale. please tell me exactly how a prove that dahabshill is involved will make a difference for you?? You will still suport the war on SSC...! The fact is Dahabshiil is a big supporter of Silanyo and his kulmiye party. Bottom line, dahabshil is another Xaaji xanjuf who supports his clan war or another silaanyo. so Xaaji xanjuf is your argument that dahabshil owner does not support Somaliland militia? Hubkan ayaa waxaa lacagta baxshay Xawaalada Dahabshiil & Ilmo Indho deero, Mohamed Haji Abdillahi (Abusita) & Mohammed Ibrahim Yasin "Colaad" ragan oo ah baayacmushtar ka kala ganacsada . diyaaradaha yar yar ee soomaaliya taga. xawaaladaha iyo raashinka & xoolaha nool. Warar laga helayo dalka Djabouti ayaa waxuu sheegaya in bishii la soo dhaafay iyadoo magaca dawlada jabuuti loo marayo dawlad ahaan hub laga soo iibiyey dalka Yemen & Cumaan hubkaasna bishu markay ahayd March/2/2011 ka soo degay dekeda dalka hadana uu yaalo Xero ciidan oo ku taal magaalada xadka Soomaliya Ee Cali Sabiih. Hubkan ayaa waxaa lacagta baxshay Xawaalada Dahabshiil & Ilmo Indho deero, Mohamed Haji Abdillahi (Abusita) & Mohammed Ibrahim Yasin "Colaad" ragan oo ah baayacmushtar ka kala ganacsada . diyaaradaha yar yar ee soomaaliya taga. xawaaladaha iyo raashinka & xoolaha nool. Dhaqaalahan hubkan ku baxay ayaa waxuu gaadhayaa 1.5 million, maamulka Siilaanyo oo dhaqaale xumo haysa ayaa waxuu u balan qaaday in dekeda Berbera ay mudo dheer kala soo degaan baayacmushtarkooda iyadoon wax cashuur ah laga qaadayn. Hubkan ayaa waxuu yahay hubka madaafiicda iyo kuwa yar yar, Gawaadhidii la saari lahaa badankooda ayaa asbuucii hore ka dhoofay dekada Dubai gawaadhidaas oo ay iibsheen jaaliyada taageerta maamulka Siilaanyo ee qurabaha ku kala nool iyo baayac mushtarkooda ku sugan dubai sida xawaalada Dahabshiil. Waxaa soo dedejiyey in hubkan la iibsado dagaaladii ka dhacay kalshaale ee Maryo calasta Snm ay ku jabeen. iyagoo hadda wada is abaabul aad u baaxad weyn oo dagaal ay isugu diyaarinayaan iyadoo shacabka reer SSC ay ka warhayaan dagaalada ku soo wajahan diyaarkooduna meeshii ugu saraysay hada gaadhsiisan yahay. Dawlada dalka Jabuuti oo in badan ka shaqysay in nabad Soomaaliya lagu soo dabaalo shirar badan oo dawlado lagu dhisay u qabatay shacabka soomaaliyeed, ayaa hada u muuqata mid colaada Soomaalida ee reeraha is haysta dhexda u soo gashay. http://buhodle.net/component/content/article/1-latest-news/1114-dowlada-jabuuti-oo-magaceeda-hub-ugu-soo-iibisey-maamulka-hargeysa.html Quote Share this post Link to post Share on other sites
ElPunto Posted March 25, 2011 The song is an unsubtiantiated attack. So what? Who cares? No need to write paragraphs in support of DS. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted March 25, 2011 Anigu in Business-ka Soomaliyeed ee DS uu yahay succes story baan weli u arkaa, more replication of its kind needed more than ever in our motherland, wuxuu ku khaldan yahay ha laga saxo ha sii kobcee, IA . Ta ka dhexaysa maamul beeleedka Somaliland iyo beesha SSC waxaan qabaa in la dagaalamo oo wax nabad ahi dhicin inta gardarada qaawan, ee axmaqnimada leh SL ka wadaan deegaanada aanay lahayn.. No injustice can last forever... Taasna waa hubaal oo way dhacaysaa Illaahay amarkiis. Ta xagga heesta fanaanada Saado tayadeeda anigu shaqsi ahaan kama helin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted March 25, 2011 http://www.galmudugnews.com/2011/03/07/somaliadahabshiil-finance-on-al-shabaab-kalshale-genocide/ Ps. It's not only Saado's articles, songs. But it's all over the place....more to come... Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted March 25, 2011 *Ibtisam;705385 wrote: :D :D The bottom line is wixi Saado Xalawdeda use garenayo, go ahead and niicida naal daaf, the door >>>> SSC rights ya ku heesa, its your money- hide it under your carpet for all anyone cares. It is not SL crew defending DS, evidently Duke, Talaeex, Cambaro, Naxar and Adam and few other people on here see DS as a business- THATS the long and short of it. As for doing them same to Burco and Haregisa, 22years too late for that- how else do you think SL birth appeared. I guess now you dont find it so easy to say the past is the past and stop ooyinin. If SSC wants to blame someone- find the leaders and tell them to stop selling you to the highest bidder, hoogan iyo balanbalkanu iidin ma heestiin if you had honest straigh forward leaders THAT care. I thought inaad intan dhaantide maxaad ka hadlooysaa, Now DS thing hit you so hard.. Darn... Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted March 25, 2011 Those asking proofs if DS involve Kalshale and other invasions to SSC in support of S/L, it's laughable to ask such a proof like you will accept and have any eyes to anything but your clan support. On the other thread about your leaders ranting clan hates are proved with audio recordings and you all denied or kept silent. No dispute that DS supported s/l gov fully and some of you weakly argued that it's not DS’s fault if the money it gave to the s/l gov is used other things like killing/displacing other people. This is how hypocrite you are when it comes to your clan dynasty. Those acted impartial and less clannish can't hide it finally.. <O:p</O:p Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 25, 2011 "Clan is everything" a famous adage from a born again secessionist... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted March 25, 2011 General Duke;705440 wrote: "Clan is everything" a famous adage from a born again secessionist... Isn't that valid for all of us? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 25, 2011 ^^^More so than many. Most of us dont claim other peoples villages and invade them, at least I dont. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ElPunto Posted March 25, 2011 ^True. We just ruined our own country. And invaded the West. A friend of a friend got a call from a guy who made it to Brazil and managed to cross thru Central and South America before meeting up with a coyote to take him from Mexico to the US. War ileen belo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted March 25, 2011 They have been saying this for so long and it has not worked before and it will never work now. Being green with envy will not have any effect on Dahabshiil. Quote Share this post Link to post Share on other sites