Saalax Posted March 24, 2011 Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Gaashaanka Ku Dhuftay In Ciidamada Somaliland Ay Galeen Xusuuq Wakhtigii U Socday Dagaalkii Kalshaale. Hargeysa (Ramaas) Mar.24, 2011 - Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi (Saylici), ayaa beeniyay in ciidamada qaranka Somaliland ay galeen xusuuq ka dhan ah xuquuqda aadamaha oo loo gaystay dad shacab ah intii uu socday dagaalkii deegaanka Kalshaale ku dhexmaray ciidamada Somaliland iyo maleeshiyada kooxda falaagada ah ee SSC. Md Saylici waxa uu sheegay in aanay jirin wax xasuuq ah oo ay galeen ciidamada Somaliland muddadii u socday dagaalkii Kalshaale, laakiin ay ciidamadu iska difaacayeen wareero ay ku soo qaadeen kooxda nabad-diidka ahi, isla markaana aanay suurta gal ahayn in xasuuq loo gaysto qayb ka mida shacabka Somaliland. Waxaana uu yidhi isaga oo arrintaas ka hadlaya “ Ma qabo in cidi xasuuq samayn karto qarnigan 21-aad mana jirto wax xasuuq ah oo dawlada Somaliland gaysatay nabada ayaana u dana cid walba ummada reer Somaliland cid la xasuuqayo ma jirto waxa ummada Somaliland kan Buhoodle jooga ka jooga Laascaanood iyo jooga Lawya-cadaba nabad ayay dani ugu jirtaa” Waxa kale uu Madaxweye ku xigeenku ka hadlay furashada ururada siyaasada, isaga oo sheegay in ay tixgalin doonaan natiijada rayi ururinta la filayo in ay sameeyaan guddida ka soo talo bixinta furashada ururada Siyaasadu. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 24, 2011 Well said mr vice president Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted March 24, 2011 lol.. Who was expecting that he or anyone from ur entity to admit the atrocity committed by your militia.. Try again lad. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted March 24, 2011 Somaliland Vice President Seylici from Awdal region of Somaliland spoke well indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 24, 2011 There was no massacre in the buhoodle district committed by the Somaliland army (Ciidanka qaranka) Not a single reer mye or innocent civilian was hurt by the Somaliland Troops. baseless propaganda i say Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted March 24, 2011 Danbi xaga alle ha kelin intaad duriyada difaac isleedahay iyo mashruuceeda. When it comes to individual rights, and those who got hurt on bothsides, better be careful to deny what happened. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted March 24, 2011 Xaaji Xunjuf;705129 wrote: There was no massacre in the buhoodle district committed by the Somaliland army (Ciidanka qaranka) Not a single reer mye or innocent civilian was hurt by the Somaliland Troops. baseless propaganda i say Facts on the ground hint otherwise Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted March 24, 2011 It is part of his job description. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted March 25, 2011 This war criminal should be preparing for his defense case in Hague. Already, InterPOL is waiting the other war criminal Silaanyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Axmed-InaJaad Posted March 25, 2011 kuwaan ssc calacal badanaa. there is no xasuuq, u shud be habby to be part of jamhuriyada somaliland. we give u ssc democrasy, food, water, close, build things for you. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Akash Posted March 25, 2011 Yes they must be convicted of war crimes Siilaanyo and Abu maqlse Saylici . they are knowingly invaded the people of SSC on false pretenses. The action resulted and over civilian casualties. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted March 27, 2011 Vice president Seylici spoke well. Quote Share this post Link to post Share on other sites