Sign in to follow this  
Complete

Af Soomaali 101

Recommended Posts

Complete   

^ Nope not yet.

 

Blessed :D.

 

Faan xun oo qof offensive u qadanayo miya? If so, I won't repeat it unless aan qofka xumaynayo :D. I kid I kid. I wouldn't do that would I? evil-anim-devil-evil-bad-smiley-emoticon

Share this post


Link to post
Share on other sites

Vans;704515 wrote:

 

Which one has a grammatical error:

 

1. Af Soomaaliga hodan ban
KA
ahay or...

2. Af Soomaaliga hodan ban
KU
ahay

 

I understand ka is from and ku is to but which one makes more sense? Had a debate with a friend about this. Feedback please. Reasons would be appreciated as well
:)
. Gracias.

Horta saa qortay in loo sii kala bixiyo fiican. Waa run, saa qortay waaye, ka waxaa afka qalaad ee Ingiriiska lagu micneen karaa from, ku iyadana waxaa loo micneysan karaa to.

 

Taas maadaama aan meel iska dhignay, aan u gudubno the sentences. Tan koowaad oo ah:

 

"Af Soomaaliga hodan baan KA ahay." Literally, in English, it would mean "I am rich than (from) Soomaali language." That is one definition, and it would grammatically be wrong.

 

The other sentence:

 

"Af Soomaaliga hodan baan KU ahay." This sentence seems more appropriate grammatically. Sabab?

 

Sababta waxee tahay horta aan literal ahaan u micneyno, taas oo ah: "I am rich in (to) Soomaali language."

 

Sida 'ka' camal iskama saareyso the sentence. Ku waxee keeneysaa inaa kamid ahaatid, in literal sense. "Ka ahay" implies yacni inaa ka baxsantahay Afsoomaaliga aadba ka hadleysid, whereas 'ku ahay' implies inaa ku jirtid ama ka hadleysid isla Afsoomaaliga aad ku hadleysid.

 

I hope inaa i fahantay meelahaa ka hadlaayo.

 

risomcal.gifrisomcal.gifrisomcal.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;706306 wrote:
Horta saa qortay in loo sii kala bixiyo fiican. Waa run, saa qortay waaye,
ka
waxaa afka qalaad ee Ingiriiska lagu micneen karaa
from
,
ku
iyadana waxaa loo micneysan karaa
to
.

 

Taas maadaama aan meel iska dhignay, aan u gudubno the sentences. Tan koowaad oo ah:

 

"Af Soomaaliga hodan baan
KA
ahay." Literally, in English, it would mean "I am rich than (from) Soomaali language." That is one definition, and it would grammatically be wrong.

 

The other sentence:

 

"Af Soomaaliga hodan baan
KU
ahay." This sentence seems more appropriate grammatically. Sabab?

 

Sababta waxee tahay horta aan literal ahaan u micneyno, taas oo ah: "I am rich in (to) Soomaali language."

 

Sida 'ka' camal iskama saareyso the sentence. Ku waxee keeneysaa inaa kamid ahaatid, in literal sense. "Ka ahay" implies yacni inaa ka baxsantahay Afsoomaaliga aadba ka hadleysid, whereas 'ku ahay' implies inaa ku jirtid ama ka hadleysid isla Afsoomaaliga aad ku hadleysid.

 

I hope inaa i fahantay meelahaa ka hadlaayo.

 

risomcal.gifrisomcal.gifrisomcal.gif

That's what I mean, You see blessed:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Complete   

MMA: I appreciate you going in depth with that there. Learned something new caawo.

 

Do you have any idea what the difference between aan/baan and aa/baa are?

 

Juxa: **haday, **Vans, **tahay and amen :D.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aan/baan iyo waxa la mid u dhow waa lahjado gobollo gaarkood looga hadlo. Marka naxwe ahaan iyo waxaas lama xiriirto. Marka waa lahjad kala duwanaanshada.

 

Tusaale ahaan, dad qaarkood yiraahdo 'waxaan aan ahay,' qaar kalena 'waxa baan ahay.' Inkastoo 'aan ahay' dadka dhaho badanyihiin, haddana dad kale 'baan ahay' yiraahdo jiro.

 

Yacni waa sida: Katabaan/takabaan, suxul/xusul, ninac/nacnac, sharqaan/xarqaan iyo kuwa kale. Dadba si ayee u dhahaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Adinkoo mahadsan maxaa af Soomaaliga lagu dhahaa ereyga sifaha English ka ah ee Honest

..

waxaan hayaa micnooyin u dhaw laakiinse aanan ahayn macnaha saxda ah ee ku habboon, sida : daacad, runlow ..

Jawaabtiina qadarin ayay mudantahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Gaacuur;750748 wrote:
Adinkoo mahadsan maxaa af Soomaaliga lagu dhahaa ereyga sifaha English ka ah ee
Honest

..

waxaan hayaa micnooyin u dhaw laakiinse aanan ahayn macnaha saxda ah ee ku habboon, sida :
daacad, runlow
..

Jawaabtiina qadarin ayay mudantahay.

Jawaab haddaad dooneyso riix

http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/59117-Kobcinta-aqoonta-Af-soomaaliga-qaybtii-7aad.?daysprune=30

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this