Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Fuad Shongole - Qaniimada waxey leedahay iimaan, ebedkey 20 dollar aa qaniimo ahaan ku helay

Recommended Posts

"Qaniimadu waxay leedahay Iimaan, anigu weligey 20-doolar ayaa qaniimo ahaan u helay waxaana isiiyay wiilal iibsaday lafihii gaalada ee ku aasnaa qabuurihii ku hyiilay degaanka SOS ee ay Mujaahidiintu lafahaasi ka iibsadeen gaalada, waxaa dhacaday in labaatankaasi Doolar ay iga dhamaan weyday oo aan cunayay laba sano oo ay ii Barakowday waxaan idin leeyayhay u tartama Qaniimada si aad ugu moodaan dhowr sano" ayuu yiri Fu'aad Shongole oo cadeeyay inuu ka mid ahaa dadkii iibsaday lafihii qabuuraha Talyaaniga ee ku yiilay SOS.

 

http://www.somaliweyn.org/pages/news/Mar_11/22Mar17.html

Share this post


Link to post
Share on other sites

hadalkaani meel aan somaliweyn aheyn uu ku qoran yahay ma jirtaa si aan urumeysano inuu sax yahay iyo inkale beenta maalmahan waa leyska faafinayaa ayadoo laga firsanine

Share this post


Link to post
Share on other sites

War wuxu ma caruur bay na moodaan, wallahi that kind of news is an insult to our intelligence , waxayba na moodayaan wax kastoo la iska soo qoro "ala homepage baa soo qoray therefor it must be right"! Nimanyahow wax caqli gal ah bal keena, xataa wax badan idinkama rabo, in yar, the smallest cadayn keena.

But as an smart man ones said "hadii mid kastoo qudhun ku hadla, dhagax laga daba tuuri lahaa, dhagaxaantaa qaali noqon lahaa".

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this