ANWAR Posted March 22, 2011 Muqdisho: (Sh. M. Network) Xukuumada KMG Soomaaliya ayaa maanta iskuul lacag la’aan ah ka furtay gudaha Magaalada Muqdisho xili ay jiraan caruur badan oo u baahan in ay helaan waxbarasho islamarkaana aan heysan awood ay isaga bixiyaan qarasha wax barashada. Agaasimaha guud ee wasaarada Waxbarashada, hidaha iyo Tacliinta sare ee xukuumada KMG Soomaaliya Muuse Faarax xayd oo maanta booqasho ku tagay isaga iyo xubno ka tirsan wasaaradaasi, ayaa waxaa uu xariga ka jiray iskuul cusub oo uu tilmaamay in uu hoostagayo dowladda KMG islamarkaana wax lagu barayo ardeyda Soomaalida ee aan fursada u helin in ay xiligaan wax bartaan. Muuse Faraax ayaa sheegay in ardeydu ay si lacag la’aan ah wax ku baran doonaan, isagoo intaasi raaciyay in iskuulka ay wax weyn ku soo kordhin doonto wasaarada waxbarashada ee xukuumada KMG Soomaaliya. Iskuulkaani oo lagu magacaabo Max’uud Mire kuna yaala degmada X/jajab ee gobolka Banaadir ayaa ah iskuul horay u jiray waxaana dowladu ay haatan ku sameysay dib u dayactir, iyadoo uu leeyahay barxad weyn oo caruurta ay kubada ku ciyaaraan. Waa markii ugu horeysay ee dowladda KMG Soomaaliya ay iskuul lacag la’aan ah ka howlgaliso gudaha Magaalada Muqdisho, waxaana arintaani ay faa’iido weyn u tahay hadii ay sii socoto jiil farabadan oo aan qoysaskooda awoodin inay bixiyaan qarashaadka iskuulaadka kale lagu dhigto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 22, 2011 MashaAllah! great news. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liqaye Posted March 22, 2011 Indeed sister excellent work and the school looks very good. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted March 22, 2011 Bravo again, Bravo! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted March 22, 2011 On a roll, baby! That's what counts most; education, education, education and then some. Great TFG. I hope this becomes the start that inspires a great many more achievements...and return to peace and prosperity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted March 22, 2011 Great development indeed! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Complete Posted March 22, 2011 Watch the families get billed a fat lump sum of money in the next few months to come. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 22, 2011 Will it be raining in Mudug in the next few months too? I'm curious to know. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted March 22, 2011 ^lol, lets hope so, I keep hearing about a drought. Great Job on the part of the TFG, this government finally decided to get off their A*** and do something. Wish them luck in cleaning that filth from the rest of the capital and getting desperately needed aid to the people. Quote Share this post Link to post Share on other sites