Sign in to follow this  
Mooge

Siyaasiinta Soomaaliyeed oo ku sii qulqulaya Caasimada Wadanka Itoobiya si ay Taageero ugu Helaan…

Recommended Posts

Mooge   

Bisha August ee foodda nagu soo hayso (2011) ayaa la filayaa in la qabto Doorashadii Madaxweynaha iyo tii Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo ku xigeenadooda waxaa durba bilowdey ololihii Tartanka Doorashada waxaana haatan loo kala ordayaa sidii taageero looga raadin lahaa Beesh Caalamka iyo Xildhibaanada Baarlamaanka waxaana taageerada ugu badan Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ay ka raadinayaan Dowladda Itoobiya [...]

 

More ...

Share this post


Link to post
Share on other sites

:D:D:D selections will be interesting this year in august

 

 

Somalida beri la yidhi war hebel yaa wata, kenyatiga wata,hebel na yaa wata itoobiyanka wata ,hebel na yaa wata Eritreanka wata, hebel na yaa wata Maraykanka wata ,hebel na yaa wata yurubian unionka wata, hebel na yaa wata carabta wata, Markasu weydiyey War Somalidu yey watan baa la weydiyey markasu yaabay suaasha maba sugeyn:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

Some body should put sparo no.16, in Mellez's gate and collect dues from any headless puppet that comes there for Somali elections......

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Zack;704153 wrote:
sharmarke.jpg
These two want to come back to Masraxa siyaasadda?

I certainly hope not, Ina sharmaarke nin karti leh ka bixi karo howsha maahan, adeerkey geeddi neh xoog ayuu adeegsaa oo minii la doorto burbur ka daran kan hada jiraa la arkaa..

 

I hope shariifka in dib lo doorto iyo xukamadiisa..

Share this post


Link to post
Share on other sites
caydarus   

oba hiloowlow;704176 wrote:
I certainly hope not, Ina sharmaarke nin karti leh ka bixi karo howsha maahan, adeerkey geeddi neh xoog ayuu adeegsaa oo minii la doorto burbur ka daran kan hada jiraa la arkaa..

 

I hope shariifka in dib lo doorto iyo xukamadiisa..

Old man mind!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this