Mooge Posted March 21, 2011 Bisha August ee foodda nagu soo hayso (2011) ayaa la filayaa in la qabto Doorashadii Madaxweynaha iyo tii Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo ku xigeenadooda waxaa durba bilowdey ololihii Tartanka Doorashada waxaana haatan loo kala ordayaa sidii taageero looga raadin lahaa Beesh Caalamka iyo Xildhibaanada Baarlamaanka waxaana taageerada ugu badan Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ay ka raadinayaan Dowladda Itoobiya [...] More ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted March 22, 2011 Same old stories, ...adopted./// Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted March 22, 2011 ...endlessly repeated Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 22, 2011 :D:D selections will be interesting this year in august Somalida beri la yidhi war hebel yaa wata, kenyatiga wata,hebel na yaa wata itoobiyanka wata ,hebel na yaa wata Eritreanka wata, hebel na yaa wata Maraykanka wata ,hebel na yaa wata yurubian unionka wata, hebel na yaa wata carabta wata, Markasu weydiyey War Somalidu yey watan baa la weydiyey markasu yaabay suaasha maba sugeyn:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted March 22, 2011 As expected ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted March 22, 2011 Some body should put sparo no.16, in Mellez's gate and collect dues from any headless puppet that comes there for Somali elections...... Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted March 22, 2011 These two want to come back to Masraxa siyaasadda? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted March 22, 2011 Why would they go to a raw meat eater for approval....,,,... Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted March 22, 2011 ^Unfortunately that is Somalia's Mogadishu in the last two decades. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted March 22, 2011 The Zack;704153 wrote: These two want to come back to Masraxa siyaasadda? I certainly hope not, Ina sharmaarke nin karti leh ka bixi karo howsha maahan, adeerkey geeddi neh xoog ayuu adeegsaa oo minii la doorto burbur ka daran kan hada jiraa la arkaa.. I hope shariifka in dib lo doorto iyo xukamadiisa.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
caydarus Posted March 22, 2011 oba hiloowlow;704176 wrote: I certainly hope not, Ina sharmaarke nin karti leh ka bixi karo howsha maahan, adeerkey geeddi neh xoog ayuu adeegsaa oo minii la doorto burbur ka daran kan hada jiraa la arkaa.. I hope shariifka in dib lo doorto iyo xukamadiisa.. Old man mind!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted March 22, 2011 ^^ Waaya aragnimada ula jeeda Quote Share this post Link to post Share on other sites