Sign in to follow this  
Saalax

Ciidamada amisom oo Si arxan daro ah maanta madaafiic ku Gameysay xaafado ka mid ah Muqdisho

Recommended Posts

Saalax   

Muqdisho: (HWN) Ciidamada Midowga Afrika AMISOM ee Nabad ilaalinta ujooga soomaaliya ayaa Maanta Duqeymo Xoogan waxa ay ku Tuurayeen xaafado kamid ah magalada Muqdisho oo ay dad Shacab ah Dagan Yihiin

 

Muqdisho: (HWN) Ciidamada Midowga Afrika AMISOM ee Nabad ilaalinta ujooga soomaaliya ayaa Maanta Duqeymo Xoogan waxa ay ku Tuurayeen xaafado kamid ah magalada Muqdisho oo ay dad Shacab ah Dagan Yihiin

 

Duqeymahaan Maanta ku Dhacayay xafadaha magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmooyinka Howlwadaag Hilwaa iyo Qeybo Badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku Geeriyooday 5 Qof Halka Dhaawacana uu inta kabadan yahy

 

Maanta ayaa lamaqlayay daryanka Madaafiicda ku dhacaya xaafado katirsan magaalada Muqdisho mar aan laxariiray xaafada suuqa Xoolaha ay maamulaan ururka al shabab ayaa waxaa la ii sheegay in Madaafiicda ay ugu socoto sidii robkii oo kale dad kuna ay kala cararayaan

 

Madaafiicda Ciidamada amisom ay ku tuurayeen xafadaha muqdisho ayaanan xiligaasi jirin wax dagaal ah balse ay iska Socotay madaafiicda dadka rayidka ah ay ku dhimanayaan ayadoona dagaalada udhaxeeyo Ciidamada amisom iyo kuwa dowlada oo dhinac ah iyo al shabaab oo iyana kali ah ayaa maalin kasta waxa uu kadhacaa xaafadaha magaalada Muqdisho waxaana halkaasi ku sii dhamaaanaya dadka maatitada ah ee sidii Roobkii oo kale madafiicda ugu dhul Dhaceyso ayagiina aan heysan wax ay ku Xaqaan iyo meel ay aadanba

 

dagaalada aan saakay socon Balse Madaafiicda uun iska socotaya ayaa qabowday goor dhexe balse waxaanana wali la ogeyn Qasaaraha dhabtaa ee madaafiicdaasi ka dhashay

 

Xafiiska War Qabadka hadhwanaagnews Ee Muqdisho wariye Xasankuuriya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this