Sign in to follow this  
Saalax

Dad Gaajo iyo abaaro darteed ugu Geeriyoday Gobolka Mudug

Recommended Posts

Saalax   

Gaalkacyo: (HWN) Deeganadaan Ka Mid ka ah Gobolka Mudu ayaa la soo Sheegayaa in ay dadkii Abaaro iyo Gaajo ugu dhimanayaan waxaana lagu soo waramaya in Haatan ay jirto Dad Gajo ugu Dhintay Tuulooyin Ka mid ah Mudug

 

inta badan Gobolada dalka soomaaliya ayaa waxaa ka jira abaaro xoogan oo dadkii iyo Duunyadiiba ay ugu Dhimanayaan ayadoona haatan Tuulooyin kamid Gobolka Mudug ay Ku dhinteen Dad gaajo darteed ugu Geeriyooday

 

Deegaanka Gawaan oo 25-KM Koofurta ka xigta deegaanka Camaara ayaa shalay waxaa gaajo iyo abaaro Darteed ugu Dhintay ilaa iyo 4 ruux oo mid ka mid ah ay aheyd haweenay da’ah. oo Weysay waxa ay Dhuunta Marsiiso

 

Wax Garadka Deegaanka Camara iyo Gawaan ayaa faah faahin ka bixiyay Melaha abaaraha Xun ay kajiran ayagoona ugu baaqay in hey´adaha gargaarka ay Si Deg Deg ah wax ula soo garaan asagoona Ka codsaday Hey´adahaasi in ay Jiraan dadka ayagana abaaro Xun Heysa oo Raba in Wax lala soo Gaaro

 

Sikastaba ha ahatee waxa wali jira dad badan oo wali heyso abaaro xun oo ugu geeriyoonaya Meelaha Baadiyaha ah waxaase Jirin hey´ada Wax gar gaar ah garsiiya

 

Xafiiska War Qabadka Hadhwanaagnews Ee Muqdisho Wariye Xasankuuriya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this