Sign in to follow this  
Liqaye

Aweys: Carur ayaan dagaal galineynaa

Recommended Posts

Somalina   

lol..

Markuu 12 jirey ayuu asagoo jabhad ah xeebta Zaylac ka soo degtey malaha. :D

Weli madaxiisa guux ayaa ka yeeraayaa. Teenagers-ka Ohio yuusan ka ag dhowaan koley. (lol jk).

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

LOOOL@both of y'all, intaan maqnaa isii boobsiiseen yaah? War anigu waxaan taaganahay qofku principles-ka uu aaminsan yahay wax yaalo badan buu u sameeyaa. Al-shabaab iyo Aweyskooda iney xaq ku taagan yahiin bey aaminsan yahiin marka haddey isticmaalaan 14 jirro wey ku khaldan yahiin lama dhihi karo. Dagaalka ay wadaan gebi ahaan sax ma aha aniga ra'yigeyga lakin ciyaalkooda in goonni loo sheego muhiim ma aha (as long as ciyaalka ay qaangaadheen). Sheeko caato ah oo "Oh my god, they r using under 18's" hanoola imaanina LOL.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Xasan Daahir hadduu run sheegayo ha caddeeyo in ilmihiisu ku jiraan kuwa dagaalamaya. Maaddeey adigana walaalahaa iyo carruurtaada midna ma ku jiraa. waa adiga dadka ilmahooda dhibka u horseedayee?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this