oba hiloowlow Posted March 19, 2011 Kadib markii Xarakada Al Shabaab ay dhawr cisho kahor bilaa dagaal kula wareegtay deegaanka Diif ee degmada Dhoobleey ee gobolka Jubbada Hoose ayay dhawr saacadood kahor iska soo baxday. Ciidamadda Xararakada Al Shabaab ayaa gawaarida dagaalka iyagoo ku hubeysan iskaga soo baxay deegaanka Diif ee degmada Dhoobleey ee gobolka Jubbada Hoose, kadib markii sida la-sheegay ay deegaankaasi kusoo wajahan yihiin ciidamo xoogan oo dowladda taabacsan. Wararka ayaa waxay sheegayaan in dhawr saacadood ay maamul la’aan ka jirto deegaanka Diif ee degmada Dhoobleey, waxaase la-filaayaa in saacadaha soo socda ay soo gaaraan ciidamo xoogan oo dowladda taabacsan, kuwaa oo iminka ku sugan xaduuda ay Somaliya la-wadaagto dalka Kenya. Wararka ayaa waxay intaasi ku darayaan in ciidamadda dowladda ee ku sugan Xuduudaha ay hogaaminayaan saraakiil sar sare oo kasoo jeeda gobolada Gedo, Jubbada Dhexe iyo Jubbada Hoose, isla-markaana saraakiishaasi ayaa waxaa qaarkood la-sheegay inay kasoo shaqeeyeen dowladdii uu Madaxweynaha ka ahaa Allaha u naxariistee Jaalle Maxamed Siyaad Barre. Si kastaba ha-ahaatee ciidamadda Xarakada Al Shabaab ee maanta iskaga soo baxay deegaanka Diif ayaa waxaa lagu soo waramayaa inay u soo dhaqaaqeen dhinaca degmada Dhoobleey ee gobolka Jubbada Hoose. Wixii kusoo kordha kala soco wararkayna dambe, haddii uu RABI Idmo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 19, 2011 Could be a tactical withdrawal Alshabaabs Objective is to continue the fight in Mogadisho in large numbers and fight the African mercenaries and their allies at the same time to have a strong grip on the big cities like kismayo baydhabo beledweyne jawhar marka baraawe etc and the especially Parts of Mogadisho they administrate. Alshabaab wants to put allot of pressure on xammar in the next coming months as the TFG term is about to end. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted March 19, 2011 ^Well said Yaa shabaab (oops Godane) supporter. Tactics it is. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 19, 2011 Tuulo baa koox ka carartay, tuuladaas baa koox kale soo gishay. Same old taxane, different atooriyaal. Taxane 20 sano socdo, perhaps longer than The Bold and the Beautiful? Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted March 19, 2011 XX, Al shabaab maxey cid pressure saaraan iyagaba 3 Degmooyin ee Muqdisho ka taliyo halkey dowladda gacanta ku heyso 7 degmo. Dhinaca kalena Beledxaawo,ceelwaaq iyo Luuq wali dowladda iyo culama'udiinka Ahlu Sunnah Wal Jameeca ayaa heysto.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 19, 2011 Oba hiloowle wa runta qeybo ka mid ah gobolka gedo waxay gacanta ugu jirta kooxda ahlu suna waljamaca iyo TFG oo wada socda laakin Alshabaab hamigoodu waxa weye inay xammar culeyska saaraan waxba kama gelin haday beledxaawo iyo luuq gacanta ka baxdo sabab culeys fara badan ba xammar kaga yimi waad ogtahay ciidamo fara badan ba baydhabo ka soo baxay oo ku sii jeeday xammar sabab qoloda Amisom Ciidankooda oo dhan waxay iskugu geeyeen xammar oo awooda waxay saareen Alshabaab marka alshabaab waxay is leedahay magaalooyinka waweyn gacan bir ah ku hay Xammar na Amisom/tfg kula dagalaan 5ta bilood eeh ka hadhsan dawlada kumeel gaadhka wana tan anigu is leeyahay wa tactikada ay wattaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 19, 2011 The Zack;703353 wrote: ^Well said Yaa shabaab (oops Godane) supporter. Tactics it is. I am not an Alshabaab supporter but that's just their tactics Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted March 19, 2011 ^Actually you are more of a Shabaab spokesperson these days than a mere supporter. Xaaji Xunjuf;703370 wrote: Oba hiloowle wa runta qeybo ka mid ah gobolka gedo waxay gacanta ugu jirta kooxda ahlu suna waljamaca iyo TFG oo wada socda laakin Alshabaab hamigoodu waxa weye inay xammar culeyska saaraan waxba kama gelin haday beledxaawo iyo luuq gacanta ka baxdo sabab culeys fara badan ba xammar kaga yimi waad ogtahay ciidamo fara badan ba baydhabo ka soo baxay oo ku sii jeeday xammar sabab qoloda Amisom Ciidankooda oo dhan waxay iskugu geeyeen xammar oo awooda waxay saareen Alshabaab marka alshabaab waxay is leedahay magaalooyinka waweyn gacan bir ah ku hay Xammar na Amisom/tfg kula dagalaan 5ta bilood eeh ka hadhsan dawlada kumeel gaadhka wana tan anigu is leeyahay wa tactikada ay wattaan Tell us what their plans are after these TFG collapses lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted March 19, 2011 Al shabaab wax tari maayan dowladda dhaqdhaq ay wadaa oo halmar 6 gobol dagaalka loogu bilaabi doona shabaabka iney isku gurmadaan ayaa la diidan yahay... tan kale gurmada ay baydhabo kaso direen ma odayasha iyo caruurta la qafaasha?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 19, 2011 Well zack we can't be certain but most likely Alshabaab as we all know they want to dominate the region if they were smart they would've declared an islamic state of Somalia and move the capital of Somalia to a peaceful place Like Merka. And establish real government institutions in the regions they administrate and at the same time keep a strong grip on Mogadisho.But i think they would do that when they defeat Amisom which is unlikely since the international community will continue to back the new TFG even after august. Alshabaab would leave their Militia way of governing their regions and set themselves up as a governing system.But there is a catch as long as Both TFG and Alshabaab won't compromise they status quo will prevail. Oba wa runta TFG waxay wadan dhaqaaq ciidan laakin waxay marwalba ku xiidhantahay ciidamo loo taba barayey TFG kenya iyo uganda laakin lama hubo goortay ciidankasi diyaar yihin hada ciidanki Gedo ka dagaalamayey waxay ahayeen ciidamo somali ah oo ahlu sunna ciidamo itoobiyaan ah iyo ciidamo ka tirsan TFG tiir adag na kumay tagnaayn marka laga reebo ciidamada Itoobiyanku Africanka jooga Xammar ba awooda oo dhan isku geyey xammar.ku darso Alshabaab 3 front bay ka dagalamayaan Gobalada dhexe xammar iyo gedo. Walina lama wiiiqin awoodoodi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 19, 2011 Shirkii xalay waxbaa lagu heshiiyey uun (awoowe was the secretary). lol... Wadankan deriska kula ah afaarahooda si fiican ayaad ugu dhex wareegooysaa wallee. Quote Share this post Link to post Share on other sites