Maaddeey Posted March 18, 2011 Beesha Mudullood oo ka baraa’o qaadatay Imaam Maxamuud Imaam Cumar kuna dhawaaqay inay ka qeyb qaadanayaan dagaallada Jihaadka.(Sawiro) . Thursday, 17 March 2011 17:18 Caanogeel Hits: 368 . .Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka Beesha Mudullood oo maanta kulan ku qaatay magaalada Muqdisho ayaa baraa’o qaatay Imaam Maxamuud Imaam Cuamar oo sheegta inuu yahay Ugaaska Beeshka, kaasi oo dhawaan u duceeyay Ciidamada Kuffaarta Afrikaanta ah. Kulan ay Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha Mudullood maanta isugu yimaadeen islamarkaana ay ku marti qaadeen wilaayada islaamiga ah ee Banaadir iyo qaar ka tirsan Hogaanka Mujaahidiinta ayay sidoo kale uga dhawaaqeen inay garab taaganyihiin dagaallada Jihaadka ee ka soconaya gudaha dalka Soomaaliya. Mid ka mid ah Odayaasha Kulankaasi goob joogga ahaa ayaa yiri “****** Cismaan maanta sidow u dhanyahay meeshanaanow fadhaa, wuxuuna diyaar u yahay inuu garab siiyo Mujaahidiinta u taagan difaacista Kitaabka Alle”. Odaygaasi waxa uu sheegay inay diyaar u yihiin in naftooda, maalkooda iyo awlaadooda ay ku taageeraan Jihaadka soconaya si dalka looga saaro Gaalada kusoo duushay islamarkaana la oogo Shareecada Islaamka. Mas’uuliyiiintii maanta lagu marti qaaday kulankii ay yeesheen Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka Beesha Mudullood ayaa waxaa ka mid ahaa Sheekh Xasasn Daahir Aweys, waaligii hore ee wilaayada Banaadir Sheekh Cali Maxamed Xuseen Sheekh Cali Jabal iyo Waaliga Cusub Sheekh Maxamed Xasan Abuu Cabdiraxmaan. Kulankii maanta ayaa kusoo gaba gaboobay jawwi heer sare ah, waxayna Odayaashu ay sheegeen in wixii kulanka kasoo baxay ay gaarsiin doonaan dadka ku dhaqan guud ahaan deegaanada ay Beeshu degto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted March 18, 2011 Haha!!!! Ar maadeey kuwaas yeey matalaan?? Beesha dad miisaan leh ay qabaan oo la kasaayo caado qaadayashaan xey yihiin yeyse matalaan abow?????? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 18, 2011 ^Imaamka inaan wax ka sheego maa rabtaa?, duqowdeyda ii dhaaf si duqaagu u nabad galo! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted March 18, 2011 Maaddeey odayaashaan iskood may shir u qabsadeen, mise waa la soo jajuubay? Haddii qori banaanka loola taagan yahay, waxkasta ayay sheegaayaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 18, 2011 The whole post is nonsense. The Godane supporters title is claiming that this clan is no longer listening to their Chief but instead supporting an unknown ***** who they have never ever seen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted March 18, 2011 lool maadey, duqoowdada waa random cid ay matalaan ma jirto lol almiino dadka oo la yaqaan ee miisanka culus leh maxaa uu afduuban weeyseen wax ay ahaan laheed Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liqaye Posted March 19, 2011 oba hiloowlow;703161 wrote: lool maadey, duqoowdada waa random cid ay matalaan ma jirto lol almiino dadka oo la yaqaan ee miisanka culus leh maxaa uu afduuban weeyseen wax ay ahaan laheed Hahaha Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted March 19, 2011 Oba LOOOOL odayaashan waaweynka ma aha yaah? Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted March 19, 2011 Zack bro lool waa saa sheegtay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 19, 2011 oba hiloowlow;703161 wrote: lool maadey, duqoowdada waa random cid ay matalaan ma jirto lol almiino dadka oo la yaqaan ee miisanka culus leh maxaa uu afduuban weeyseen wax ay ahaan laheed dukaanka markaad ka soo gadatid no name brand cola waa ogaaneysaa durbadiiba iney the real coca cola u dhadhameynin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted March 19, 2011 War wuxu maxaa loo lahaa waa diin iyo Ilaahey dartii loo dagaalamayaa hadii qabiil iyo beelo laga qaraabo kiilaayo? Jihaad SOL looga qaaraamaayo Maaddeey baa laga hayyaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 19, 2011 Title-ka aan ka helay. Yaa laga gadooyaa buraanburkaan is the question. This pr campaign waxey fashilantey markii Imaamka la soo hadal qaadey. Quote Share this post Link to post Share on other sites