Saalax Posted March 18, 2011 http://saraarnews.com/?p=6635 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 18, 2011 Somaliland for the people by the people Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted March 18, 2011 Xaaji Xunjuf;703118 wrote: Somaliland for the people by the people Indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted March 18, 2011 ^^^ Taleex to come next. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted March 18, 2011 caawimadaas ma beeraha hargeysay kasoo go'day? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted March 18, 2011 ^^^ Somaliland transported the aid to them. Lanqayrta cas "Imaraatka" head office is in Hargeysa - Somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted March 18, 2011 salah si fiican wax u baro si aan uga kaaftoono macaawino dibada,,, get good education we don't need any help from outside insha allah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 18, 2011 ^^^who is we adna gormaad Somalilander noqotay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted March 18, 2011 Xaaji Xunjuf;703177 wrote: ^^^who is we adna gormaad Somalilander noqotay lool. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted March 18, 2011 somalilander see u egyahay miyuusan somali ahayn? Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted March 18, 2011 gooni;703181 wrote: somalilander see u egyahay miyuusan somali ahayn? This is how a typical Somalilander looks like Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 18, 2011 Thursday, March 17 2011 DHAHAR---- Masuuliyiin Soomaaliland ah oo maanta qeybiyey raashin ay ugu deeqdey Laanqeyrta-Cas . Print E-mail 12 comments Dhahar (SPR): Maamulka Soomaaliland xarunta dowlada hoose ay ku leeyihiin degmada Dhahar ayaa waxaa maanta lagu qeybiyey raashin badan oo ay uga yimaaday xarunta Laanqeyrta Cas “imaratka” oo xafiiskoodu yahay magaalada Hargeysa ee maamulka Soomaaliland. Raashinkan ayaa waxaa lagu qaadayay baabuur waaweyn iyadoo loo qeybiyey magaalooyin iyo tuulooyin badaan. Raashinkan ayaa waxaa qeybinayay Taliyaha Saldhiga Sedexaad ee Somaliland Col. Muuse Jaamac Dalaf iyo duqa magaalada Dhahar Cali Kilwe. Raashin qeybinta ayaa waxaa loo sameeyey magaalooyin ka kooban 16 oo ay kamidyihiin Dhahar, Xingalool, Buraan, Baraakta Qol, Balibusle, Booda, Ceelaayo, Carmo, Af-urur, Ceel-Daahir, Shaxda, iyo kuwa kale. Col. Muuse Jaamac ayaa sheegey in raashinkan loogu deeqey maamulka Soomaaliland oo ay ugu deeqday Laanqeyrta Cas, waxaana loo qeybiyey deegaanada Somaliland oo dhan. Col. Muuse Jaamac xusey in ay uga mahad celinayaan maamulka Somaliland iyo Laanqeyrta Cas oo suura galisey. Sidoo kale waxaa goobtaasi ka Hadley Cali Kilwe oo sheegey sidoo kale in ay waqti lagu jiro ay dadku abaaro saameeyeen ay isla markaana uga mahadcelinayaan. Cali Kilwe ayaa sheegey in deegaankan uu yahay mid aad u balaadhan dadkuna ay aad ugu badanyihiin, isla markaana ay ka codsanayaan maamulka Somaliland in ay kasoo badiyaan, waxna ka qabtaan abaaraha dalka saameeyey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted March 18, 2011 War doqonoow stop taking credit for some else's work. It is the AMERICAN RED CROSS. That's right. It's donations collected from the good citizens of the world. Not your clan entity. If you cared a little about the people, you wouldn't let a pedophile brothels operate in your city. Quote Share this post Link to post Share on other sites