gooni Posted March 17, 2011 Gudiga Qaban Qaabada Maamulka Awdal State Cumar Ismacil Maxamed oo dagan Dalka Canada. Xidhiidhiyaha ayaa war bixin buuxda naga siiyay halka ay marayso qaban qaabda Xaflad loogu diyaar garoobayo Mamaulka u gooni ah Gobolada Awdal Iyo Salal. Mudane Cumar ayaa ku nuux nuux saday sida maanta ay Shacabka Awdaliyo Salal baahi ugu qabaan inay helaan Maamul ay iyagu u madax banaan yihiin. Mudane Cumar ayaa noo xaqiijiyay in Xafladan Balaadhan ay ka dhici doonto inta badan daafaha aduunka . Dadkii dalka lahaa waxay doonayaan inay tashadaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted March 17, 2011 gooni;702778 wrote: Gudiga Qaban Qaabada Maamulka Awdal State Cumar Ismacil Maxamed oo dagan Dalka Canada. :D:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted March 17, 2011 Something begins little makes great ending. Ha dhayalsan! Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted March 18, 2011 Dadka reer awdal waa dad magacweyn ku leh umadda somaaliyeed qorigana qalinkay ka jecel yihiin,xaq bey u leyihiin inay af duubka diidaan iyo tafaraaruqa. daahir riyaalana asagoo weysa qaba oo aan dhiig badan ku daadan gobalada waqooyi ayuu isaga tagey nidaamka dhiiga ku marqaama. si kastaba taranku laba qof buu ka bilowdaa snm qudheeda laba oday oo sucuudigu ciqaamad u diiday baa asaastay waadna aragtaa inay leeyihiin heesta qaranka ha la qaado dad ka cilmi badana hanoo afduubnaado. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 18, 2011 loooooooooooooooooooooool Quote Share this post Link to post Share on other sites