Bashiir Posted March 16, 2011 Hogaamiyaha kooxda Shabaab Axmed Cabdi Godane oo Dhuumaaleysi ku jooga magaalada Hargeysa 16/3/2011 Xog hoose oo aynu helnay ayaa tilmaameysa in hogaamiyaha kooxda Shabaab Axmed Cabdi Godane todobaadyo ka hor si dhuumaaleysi ah uga soo baxay magaalada Muqdisho oo mudadi danbe uu ku dhuumaaleysanayay Soo bixitaanka Godane ayaa la sheegay in ey ka danbeeysay dhaawacii Mansuur Amriika, iyadoona warar is khilaafsan ay ka soo baxayaan halka iminka uu ku suganyahay. wararku waxay sheegayaan in uu si qarsoodi ah ku yimid magaalada Hargeysa uuna ku sugan yahay Xaafada Axmed Gureey oo ay dagaan lafta uu ka dhashay ee Carab, waxaana dadka qaarkood ay sheegayaan in xaajo ugub ah eyna aheyn Godane oo Hargeysa ku sugan, iyagoona taas sabab uga dhigay in kol horaba la tuhunsanaa in Godane uu sanadkiiba mar Booqdo magaalada Hargeysa. Dad reer Hargeysa ah ayaa sheegay in sanadihii la soo dhaafay xaaska Godane ay sanad walba umuleysay taasina waxey muujineysaa in deegaanka Somaliland uusan marnah ka lugbixin Godane. Mudooyinkii dambe mugdi Siyaasadeed xoog leh ayaa soo kale dhex galyay Kooxda xag jirka ah ee Shabaab oo burbuka iyo Xasiiloonidarada ku haya Koofurta Somaliya, waxaana is khilaafka Koxhaas uu sababay in dagaalo badan ee ku jabaan. Posted by Cabdi Waheliye Kismaayotimes.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 16, 2011 The secessionists link to Godane & Afghani are booth deep and profound. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted March 16, 2011 If you ask people where they think Godane was hiding, the answer would inevitably be Marka or Moqadisho. But for some reason, the reporter believes he is hiding in Hargeysa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abokor Omar Posted March 16, 2011 This is what drugs do to your mind... Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 16, 2011 ^^^I know a secessionist once told me that Qad was a hell of a drug.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abokor Omar Posted March 16, 2011 Interesting Duke, I guess the Pirates dont chew qat just JD for those long nights out on the seas? Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted March 16, 2011 Manaa la yaabi lahaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted March 16, 2011 Oba, I can't think why he would be there when he is on their number one wanted list. He would be among Marka or Baidoba people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abokor Omar Posted March 16, 2011 Bashiir whats next; Osama's in Manhattan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 16, 2011 ^^^The secessionist junta are in league with Godane.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abokor Omar Posted March 16, 2011 General Duke;702552 wrote: ^^^The secessionist junta are in league with Godane.. Duke, do you think before you speak, or you just cant be bothered and hope others will think for you by correct your mistakes?lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 16, 2011 Dad reer Hargeysa ah ayaa sheegay in sanadihii la soo dhaafay xaaska Godane ay sanad walba umuleysay taasina waxey muujineysaa in deegaanka Somaliland uusan marnah ka lugbixin Godane. Warka suu u socday intuu ku banjaray. Kutiri kuteen dhaaftay tan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 16, 2011 The secessionist support for Godane is not something new to anyone who follows Somali politics. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 16, 2011 Stuff and nonsense Amiir godane is in Somalia some where between jawhar and baraawe , he has not been to Somaliland since 1997. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted March 16, 2011 You probably wish he was in Hargeysa. Quote Share this post Link to post Share on other sites