Somalina Posted March 15, 2011 http://warbahinta.com/?p=9419 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 15, 2011 Gobolka cusub ee lagu magacaabo COWL oo u dhaxeeya gobolada Mudug, Galgaduud, Hiiraan iyo Sh/dhexe ayaa caasimadiisu tahay Galcad. Abtiyaashey wey shaqeysteen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted March 15, 2011 What region will it be annexed from originally? Galgadud/Shabeelada dhexe? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 15, 2011 Galgaduud Waxaa kale oo uu sheegay Sheekh Ibraahim Yare in gobolka ay u dhan yihiin dhammaanba waxyaabihii laga rabay gobol, sida isagoo leh bad iyo berri laga heli karo miraha dalka ka baxa, sidoo kale waxa uu sheegay in gobolka COWL uu leeyahay saldhig, guriga martida, Isbitaal iyo garoon diyaaradeed ay ka soo degi karaan diyaaradaha waaweyn iyo kuwa yar intaba, sidoo kale deked ay ku soo xiran karaan maraakiibta iyo doomaha badeecada u sida dalka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted March 16, 2011 Ok thanks for the info. I see you are in a good mood lol. Is that where you are from Somalina. Congrats to the people of this new region. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 16, 2011 lol...I saw my abti in one of them pics. Last time I saw him I was 8 yrs old. I'm from Xamar btw. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abokor Omar Posted March 16, 2011 Everybody and their dog is from Xammer, but very few can return;). Are you of the indigenous people? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 16, 2011 lol@indigenous people. Luuq luuq marow laasim laamiga aas imaahaa. lol Waa cadahay, Xamarna waa ku laaban karaa anytime. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted March 16, 2011 Sheekh Muuse Macallim Axmed (Sh. Muuse Caga weyne) oo ku hadlayay magaca culumaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa sheegay in qofkii diida amaba ka horjeesta magacaabista gobolka cusub ee COWL ay la mid tahay iyadoo diiday aayad NAS ah, sidaasi daraadeed waxa uu sheegay in la saxayo haddii ay jiraan qaladaad dhinaca maamulka ah, balse ay tahay inaan marnaba laga hor imaan bulsho iskeed u go’aansatay inay ku dhawaaqdo gobol u gaar ah. What kind of drug is on this dude? Tolka haduu Sheikhoodu saan u hadlooya, talow Sheydaankoodana waa sidee? Who gave this sub clan the authority and legitimacy to not only annex a state but establish it as supreme and holy as kalaamullaah? Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted March 16, 2011 ^^ Adeer Culimadda bal ha uu gefin ee arintaas sii fiican uu so ogaaw intaadan dambaabin.. By the way congrats to Gobolka Cowl, That's where i come from :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 16, 2011 Jacpher waxuu aqriyey ayuu ka hadley Oba. Waxaa qosol ah Maxamed Cabdi Gaab ayey ka dhigeen madexweynaha Dooxada Shabelle. I'm suprised I didn't catch that. Jacpher, http://shaaciye.com/?nid=862 hadalkaas kuma qorna, marka lama oga inuu sheekhu yiri iyo inkale. About this Gobol cusub, I think these folks are campaigning right now. Weli ma jiraan wax sharciyeysan. Gobolo cusub oo badan ayaa lagu dhawaaqi doonaa ee brace yourself bro. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted March 16, 2011 Gobolo cusub oo badan ayaa lagu dhawaaqi doonaa ee brace yourself bro. Hadii Beel kasta iyo Tuulo kasta ay yidhaahdaan waxaan noqoneynaa Gobol. Gobol kastana uu magacaabo Madaxweyne iyo Wasiiro u gaar ah, dee Soomaalida oo dhami waxay wada noqon Madaxweeyneyaal iyo Wasiiro,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 16, 2011 Sax. nambaro in loo yeelo ayey noqoneysaa si loo kala dhex saaro. Hadda Koonfurta, maamul goboleedyo cusub in la magacaawo waa laga gudbey, so yesterday's news. Gobol cusub is the new thing. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 16, 2011 Mayee Col. Hal daar dhisan maa gobol lagu noqdaa. Sawirada meesha la surtay igu daranba. Sawiradii halgamayaashii iyo aabiyaashii gobonimodoonka ahaa ee SYL meesha la surtay, qaas ahaan Cismaan Geedi Raage. Halyeydaan ma noolee murugo waa hore u jiran lahaayeen waxaan camal markee arkaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 16, 2011 Let the people take care of their regions. Well done reer Cowl.. Quote Share this post Link to post Share on other sites