Liqaye Posted March 15, 2011 Aaan ku bilaabo Magaciisa Saxda ah waa MR. ABDULKADER MOHAMED NUR, waa Balse kolkii uu ku biiray Kooxaha Islaamoyiinta ah wuxuu la baxay General-Jamac waxa kale oo uu isticmaalaa magacyada Abuujihaad, Abuuyamuut, Abuuxarakah, abumuslim, I W M. Mr.jama oo loo yaqaan generalka wuxuu galay danbiyo bini aadanimo ama gabood fal hadana wuxuu ka yahay dalka turkiga diblomaasiyiinta safaaradda kashaqaysa Mr. jama wuxuu fal wuxuushnimo ah kagaystay magaalada Baydhabo sanadku markuu ahaa november 2007. asagoo dilay 3 caruur ah oo uu dhalay Korneel Ibraahim Xaaji gaabow oo markaas sii hayaha Guddoomiyaha Gobolka iyo Degmada ahaana Taliyaha Policeka ee gobolka xiligaas weerarkas waxa kaloo habeenkaas kudhintay 2 kamid ah ilaalada ciidanka booliska soomaliyeed. mr.jama wuxuu maalin cad oo marqaati madoonta ah uu suuqa bakaaraha ku dilay Ganacsade ka gadan jiray Daaawada Magaalada Muqdisho oo ka ganacsina ku lahaa Hargaysa iyo farmashiyaal iyo Hospital oo lagu magaabi jiray JAMA ROOBLE SABRIYE, jama wuxu kaloo danbi ka baxsan xuquuqda aadanaha uu ka galay gabar yar oo 17 jir ah oo nin katirsan ciidankii militariga ee Villa baydhaba dagana 2007 dowladii c/lahi yusuf gabadhaas oo uu qabay nin katirsana militariga xooga dalka ee xiligaas oo maalin bareer cad suuqa bakaaraha salaama hortiisa oo midi ku qalay ama ku gowracay ayadoo ay martiqaal ahaayeen in badan dhowr boqol oo qof maanta nool iyo qaar dhintay iskugu jiray. Mr. jama wuxuu magaalada baydhabo kudilay habeen salaadi cishaai Novemberber 2007, Guddoomiyihi Wadaada Ahlusuuna Waljameeca ee gobolka bay sheikh axmed oo maalmaahaas ka hadlay arrimo ku saabsan jihaadka. Mr.jama wuxuu ka dilay suuqa xoolaha gabar uu jeclaa nin guursaday sanadkii 2007 bishii december asagoo sanadkii 2008 bilowgeedi gabadhii oo asay usaaran tahay inuu xafadooda ka kaxaystay uu xoog ku guursaday ama guri ku gashaday halkaas oo gabadhi maalinkii danbe ciidam itoobiyaan ah intay gurigiisa soo galeen oo ay baareen kadib markuu yimid gabadhii dilay sababtee ayay ciidan gurigayga kusoo galeen midaas oo ah mid aan ahayn mid qof diin haysta iska daayee qof cawaan ah uusan ku dhaqmin. Mr.jama wuxuu hada kusugan yahay maagalada ankara wuuxuu ka shaqeeya safaarada soomaliya booska xoghayaha labaad kuna qorna inuu ujoogo wasaaradda amniga ama uu wakiil ama lataliye u yahay taliyaha ciidanka nabadsugida soomaaliyeed oo ay isku reer yihiin waxaana hada xilka laga qaaday ama gudaha looga yeeray shaqaalihii Diblomaasiyiintii kale dhamaaan asagoo Safiir Hilaal oo ahaa ninka shaqada qoray jaama oo aan ahayn nin Dowladda Soomaaliya soo magacaabatay ahaan askari ka tirsan Ciidanka Ilaaladda C/qaadir cali Cumar waxaana ilaa hada uu kusugan yahay asagoo shaqadii laga qaaday shaqaalihii kalena ay xaroodeen xarunta wasaaradda ee muqdisho hadana uu sheeganayo inuu yahay arday kamid ah ardaydii Scholarshipka Sanadkaan lagu qoray mana ahan mid sharciga waafaqsan nin danbiile qaran ah oo hadana shaqadii laga qaaday inuu hadana isla dalkuu diblomaasiga ka ahaa inuu arday kanoqdo asagoo aan ku joogin magan galyo waana mid Diblomaasiyiinta iyo Wasaaradda Arrimaha Dibedda Shaqaaalaheda wax udhimaysa taasoo aan ahayn mid aan sharciga waafaqsanayn waxaana kale oo jira inuu Danbiilaha uu hada wado qorshe ah inuu Dhibaatooyin ka gaysto Wadanka Turkiga si magaca Soomaaliya uu noqdo mid wadamada walaalaha dhow la ah soomaaliya ay ka cararaan waayo ninkaan ayaa ah danbiile ay raadinayaan wadamo badan sida kenya Ugandha itoobiya Burundi iyo Dowladda Reer galbeedka ah asagoo lasheegay inuu ka mid ahaa dadkii dilay ama misionka wax ka fuliyay jornaalistihii iyo sooradii lagu dilay magaalada Muqdisho. Hadana Mr jama kadıb markı la badalay shaqaalıhıı dhan ee safaarada ayaa sııhaayaha cusub hada lakeenayay safaarada ayaa u ugolaaday ın uu la shaqeeyo maa dama ay is qabiil yihiin, Mr jamac sidoo kale wuxuu gatay 8 kursi oo Scholarship ah oo hada ardaydaasi qaarkooda ay tahriibeen qaarka kalana loo diiday wax barashadii sababtoo ah arday oo daadooda ay wayntahay ayuu ka soo gatay minxooyinkii dowlada isla markana dowlada turkiga ay diiday ardadaasi oo dadooda ay ka sareesa heerka jaamacadeed. Mr jama wuxuu kaloo is xambaar ku qaaday bishii February 2011, 2 qafood oo danmark viisooyinkooda ka dhameeyay safaarada talyaniga ee dalka turkiga asagoo u sheegay in ay mid xaasiisa tahay iyo mida kalana hoola caafimaad loo rabo. Mr. jama wuxu martiqaati la fuuli doona maxkamadda dadkii uu laayay dadkooda oo kunool adduunka maanta meel lagu maxkamadayn karo wuu joogaa dowlada soomaaliyana maahan in ay ninkaan ookale xil udhiibato sidoo kale waxa uu kujiraa liiska ay raadinayaan CIA maraykan iyo Hay adaha sirdoonka Adduunka. waxaa mar aan dheerayn bilaabi doonta dacwadaha lagu soo oogayo dadka gabood falka ka gaysanayay soomaaliya iyo wixii garab kusiin jiray intaba. Isku Soo wada duubee Nin Gabood fal iyo xasuuq ka geystay Muqdisho iyo Baydhabo oo lagu abaal-mariyay Diplomaasi (Abuu-Jihaad ayaa laga dhigay Xoghayaha labaad ee Safaarada Soomaalida ee Turkiga) Dambiile Abuu-Jihaad oo ay shacabka ku nool Baydhabo iyo Muqdisho ku xasuustaan Xasuuqii uu ka Geestay Magaalooyinkaasi. Ugu danbayntii Dowlada Turkiga iyo Mida Soomaaliya ayaa La arki doonaa danbiilahaan galay Gabood falka iyo kuxadgudubka iyo tacadiyadda Umadda Soomaaliyeed waxa ay ka qabtaan ama in ay maxkamad soo taagaan Barnaamijka Xaqiiq Dhab ah iyo Xooraansi Siyaasadeed Isha Wararka ee Xaqiiqda News Oslo Norway www.xaqiiqda.com Email: Xaqiiqda@live.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
ElPunto Posted March 16, 2011 And he's different from Shiek Shareef and Indhacade how? This is the reality of Somali politics. Quote Share this post Link to post Share on other sites