Liqaye Posted March 15, 2011 Ururka Somali Peace & Progress oo magaciisa losoogaabiyo (SPP), ayaa kuqabtay gobalka Minnesota ee dalka mareekanka xaflad balaaran oo taariikhi ah looguna magacdaray “Somali Presidential Debate” kana soo qeyb galayn dadbadan oo soomaali ah isuguna jira siyaasiyiin, culimo, dhalinyaro, macalimiin ‘diinta iyo maadigaba’, waalidiin iyo waxgaradba. Xafladda waxay ururka SPP ku casuumayn dhamaan musharaxiinta Soomaalida ee kunool waqooyiga Maraykanka kuna dhawaaqday in ee utartamayaan jagada madadweenaha ee dalka Somalia sanadkan aan kujiro ee 2011-ka. Sideedooniba hanoqotee markii lasoogaaray habeenkay xafladu dhici laheed waxaa lagawaayay goobtii dooda ragbadan oo balanqaaday in’ay ka qeyb galayaan doodaas ayagoon waxwargalin ah oo kusaabsan in’aysan imankarin doodaas usheegin masuuliyiinta ururka SPP. Taasoow xaqiiqdii madaxda ururka SPP kutilmaamayn “XILKASNIMODARO.” Musharaxiinta kasooqeebgalay xafladaas waxay ahaayayn: Mr. Abdulkadir Ali Fish, Mr. Mahamed Cali, Mr.Abdulahi Ahmed iyo Mr. Sh.Abdurahman Haji-Dabcasar. Dood kulul ayaa waxay dhex martay musharaxiintaas midkastana waxuu sheegay waxbadan oo uu rabo in uu uqabto dadkiisa iyo dalkiisa hooyo. Dadku waxeey ku tilmaamayn ragaas in’ay yihiin geesiyaal kudhiiraday in’ay hor istaagaan dadka Soomaaliyeed oogana jawaabaan suaalahooda. Dhamaan dadkii yimid xaflada ayaa xaqiiqdii ka mooqatay farxad aad u badan markay arkayn rag Soomaaliyeed oo musharaxiin u ah jagada madaxweenaha ee dalka Soomaaliya, kana doodaaya dadka hortiisa ayagoo kiiba kakale oo naqdinaayo. Dooda ayaa kudhamaatay si wanaagsan, kadibna musharaxiinta ayaa salaamaayay dadweenihii Soomaaliyeed ee kasooqeebgalay dooda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 16, 2011 That was some funny entertainment, I only wish the youtube video was out.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 16, 2011 GD, did you go see it? if yes, how many people showed up for this show? Quote Share this post Link to post Share on other sites
bilan Posted March 16, 2011 Presidential debate in MN, isn’t that waste of time, I mean come on you have to convince Sakiin & CO not some people in Minnesota, 550 warlords, thieves etc are the ones they need to be talking to. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 16, 2011 ^^^there was like 8 people in the audiance. It was pure comedy. The guy [shiekh] in all white needs to get his own show. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 16, 2011 I need details. what did he say? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 16, 2011 It was just funny dear.. Lets wait for the Youtube video of the event.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liqaye Posted March 17, 2011 I was wondering why there was no pics of the audience hope to see the video as well haha Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 19, 2011 GD you were right. he is again. Quote Share this post Link to post Share on other sites