Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland Parliament Sends Appreciation to the UK Government

Recommended Posts

Jacaylbaro;701924 wrote:
waxa ku riyooda kuwii intay isu soo baxeen xafiiskiisa ugu tegey iyagoo qaylinaya ,,,
:D

Ma kuwii boodhadha qaatay eeh aqalka David camaron hor istaagay oo sameecaad qaatay Ingriisoow Somaliland naga badbaadi:D

Xita waxay garan wayeen qof ingriis ku qudbadeya meesha keensada sidu Frenjigu idin fahmo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;702082 wrote:
Gabayga yaa tiriye Dawladini kacaanka markay taarikhda gacankurimiska qoraysey bay gabayga sameysteen, Nin baan weydiyey Gabayga yaa tiriyey Markasu yidhi Ina igarre , ina igarre maba gabyi jireyn loool waxan halkaad ka keenteen bal no sheega yaa tiriyey ?

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   
Waxa kale oo ay guddidu aad uga xun yihiin aadna uga xun yihiin caalamkana la socodsiinayaan budhcad badeeda iyo argagaxisada isku uruursaday gobolada bariga ee somalia oo ku gabanaya isirnimo si ay u wax yeeleeyaan nabadgalayada Geeska Afrika sida somaliland iyo Ethiopia.” Ayaa ku yidhi warsaxaafadeedkaas Guddoomiye Ku xigeenka Guddida joogta ah ee golaha Wakiiladu.

I guess they talking about Buhoodle, Laascaanood and Sanag here? Good they are coming to their senses that these land belongs to Somalia and not Somaliliid. Also read how Ethhopia laisagu dhadhajinayo! ooh Lord..Just wonder where is your dignity?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this