Xaaji Xunjuf Posted March 14, 2011 Jacaylbaro;701924 wrote: waxa ku riyooda kuwii intay isu soo baxeen xafiiskiisa ugu tegey iyagoo qaylinaya ,,, Ma kuwii boodhadha qaatay eeh aqalka David camaron hor istaagay oo sameecaad qaatay Ingriisoow Somaliland naga badbaadi:D Xita waxay garan wayeen qof ingriis ku qudbadeya meesha keensada sidu Frenjigu idin fahmo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 14, 2011 Xaaji Xunjuf;702082 wrote: Gabayga yaa tiriye Dawladini kacaanka markay taarikhda gacankurimiska qoraysey bay gabayga sameysteen, Nin baan weydiyey Gabayga yaa tiriyey Markasu yidhi Ina igarre , ina igarre maba gabyi jireyn loool waxan halkaad ka keenteen bal no sheega yaa tiriyey ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted March 15, 2011 Waxa kale oo ay guddidu aad uga xun yihiin aadna uga xun yihiin caalamkana la socodsiinayaan budhcad badeeda iyo argagaxisada isku uruursaday gobolada bariga ee somalia oo ku gabanaya isirnimo si ay u wax yeeleeyaan nabadgalayada Geeska Afrika sida somaliland iyo Ethiopia.” Ayaa ku yidhi warsaxaafadeedkaas Guddoomiye Ku xigeenka Guddida joogta ah ee golaha Wakiiladu. I guess they talking about Buhoodle, Laascaanood and Sanag here? Good they are coming to their senses that these land belongs to Somalia and not Somaliliid. Also read how Ethhopia laisagu dhadhajinayo! ooh Lord..Just wonder where is your dignity? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted March 15, 2011 It won't be the first time. Quote Share this post Link to post Share on other sites