Jacaylbaro Posted March 14, 2011 “Guddida joogtada ah ee golaha Wakiilada Somaliland iyagoo ku hadlaya afka golaha wakiilada waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Andrew Mitchell iyo dalka Ingiriiska. Md. Andrew Mitchell waa mudane si fiican ula socda dariiqa dhabta ah ee ay ku taagan tahay Somaliland, haddii ay tahay xagga dimuqraadiyadda iyo doorashooyinka isdaba jooga ah ee ka qabsoomay somaliland, haddii ay tahay xagga nabadgalyada iyo daris wanaaga somaliland kula nooshahay wadamada jaarkeeda ah. Hadaba gudida joogtada ahi iyada oo ka jawaabaysa dedaalka Andrew Mitchell, waxa ay hambalyo hagar la’aan ah u gudbinaysaa Andrew Mitchell. Waxa kale oo ay guddidu aad uga xun yihiin aadna uga xun yihiin caalamkana la socodsiinayaan budhcad badeeda iyo argagaxisada isku uruursaday gobolada bariga ee somalia oo ku gabanaya isirnimo si ay u wax yeeleeyaan nabadgalayada Geeska Afrika sida somaliland iyo Ethiopia.” Ayaa ku yidhi warsaxaafadeedkaas Guddoomiye Ku xigeenka Guddida joogta ah ee golaha Wakiiladu. A message to the UK Gov ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Akash Posted March 14, 2011 Qaraabo gumaysi, Andrew Mitchell tolow ma ku riyoodaan! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 14, 2011 waxa ku riyooda kuwii intay isu soo baxeen xafiiskiisa ugu tegey iyagoo qaylinaya ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted March 14, 2011 Ta aad kor ku soo dhejiseena malaa iyadu qoylo ma ahee waa quraan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted March 14, 2011 la socodsiinayaan budhcad badeeda iyo argagaxisada isku uruursaday gobolada bariga ee somalia oo ku gabanaya isirnimo si ay u wax yeeleeyaan nabadgalayada Geeska Afrika sida somaliland iyo Ethiopia Ina mitchel waa nin tol ah codsi fiicana waa loo gudbiyay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 14, 2011 lol...the Queen's orphans are just grateful for the extra bowl of oatmeal loo soo tuurey! there is nothing wrong with showing appreciation. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted March 14, 2011 @ JB A message to the UK Gov ... in Somali :confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites
bilan Posted March 14, 2011 " Waxa kale oo ay guddidu aad uga xun yihiin aadna uga xun yihiin caalamkana la socodsiinayaan budhcad badeeda iyo argagaxisada isku uruursaday gobolada bariga ee somalia oo ku gabanaya isirnimo si ay u wax yeeleeyaan nabadgalayada Geeska Afrika sida somaliland iyo Ethiopia.” Ayaa ku yidhi warsaxaafadeedkaas Guddoomiye Ku xigeenka Guddida joogta ah ee golaha Wakiiladu. " loool, now you are asking UK to help you in your fight against SSC, first it was Ethiopia and now UK, i wonder what happened to your mighty army that was going to close the border few months ago. I doubt UK will get involved in clan war between SSC clan and SL clanWhat a shame!!! i hope wakiiladau inay marqaansanaayeen markay qorayeen warqadan, otherwise waa loo baqaa your mental health. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted March 14, 2011 Well it's good that Somaliland is making it clear that they are willing to take part of stabilising the horn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abokor Omar Posted March 14, 2011 SSC does not exist like aliens and the moon landings. Why dont you people spend your money on schools and health care instead of fighting over borders you dont belief in?.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 14, 2011 *Ibtisam;701978 wrote: @ JB A message to the UK Gov ... in Somali :confused: It has already been translated dee ,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted March 14, 2011 Sida naag dhali weyday oo dhawaan eebe wax siiyey oo dhabta wiil yar ku haysa Ingiriis dhaladkiiyo waanu kuu dhaga beelee xagee kaa dhunkadaa. JB, that was your ina adeer back in 1945. You guys can send all the appraciation you want but Somalia will be one country. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted March 14, 2011 Duceysane lol ma waxaad leedahay bahashu waa issir ee iskama imaan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted March 14, 2011 Waa ninam walaal ah tan iyo waaga aakhiro e Wadkii oo aan dilin gaalka waa weshanaayaane. Sayid Mohamed. Sayidku wuxuu gobaygan tiriyey markii ay basaaseen boqor muslina oo itoobiya madax kanoqdey 1914 mudo kooban. Boqorka ayaa fariin usoodiray sayidka iyo ciidankii daraawiishta. waxaana dilay ingiriiska iyo xabashi wadasocda Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 14, 2011 Ducaysane;701999 wrote: Sida naag dhali weyday oo dhawaan eebe wax siiyey oo dhabta wiil yar ku haysa Ingiriis dhaladkiiyo waanu kuu dhaga beelee xagee kaa dhunkadaa. JB, that was your ina adeer back in 1945. You guys can send all the appraciation you want but Somalia will be one country. Gabayga yaa tiriye Dawladini kacaanka markay taarikhda gacankurimiska qoraysey bay gabayga sameysteen, Nin baan weydiyey Gabayga yaa tiriyey Markasu yidhi Ina igarre , ina igarre maba gabyi jireyn loool waxan halkaad ka keenteen bal no sheega yaa tiriyey ? Quote Share this post Link to post Share on other sites