wyre Posted March 14, 2011 Dhibaatada adduunka ka taagneyd oo ey isugu jiraan mudaaharaadyo, dhul-gariir iyo duufaanno ayaa laga qosli waaye waayadan dambe bey ila tahay:D Xoogahay bal aan yara qosolno:D waxaad sheeko qosol leh ee aad haysana kusoo tuur meeshan hadeey ahaan laheyd youtube, qoraal or even dhageysi Xitaaa sawirro keena qosol leh labo midba midka kale u faanaya ayaa midi wuxuu yiri, waryaa Hal xaaraami ah oo aan ahay haddii aad ogaa laheyd waad yaabi laheyd, kii kalena ku lahaa oo ma anagaad xalaal na mooday Macallin ayaa weydiiyey arday doqon ah:- Sheeg xayawaanka dadka salaadda subax toosiyo? Wuxuu ku jawaabay:- Waa aabahay Xariif ciyaal xashiish ah ayaa muddo saddex sano ka dib goor laga jooga guurkiisa waxaa loodhalay wiil. Wuxuu u bixiyey ''Haddaad timid'' Mid marqaansan ayay askarta Boliska qabteen, markaasay ku yidhaahdeen:- Maxaa indhahaaga casaan ka dhigay? Markaasuu ku jawaabay:- Viinto ayan cabbay. Mid cabsan ayaa weydiiyey mid marqaansan Cumar Niyaab ma wuxuu la dhashay, Maxamed Fu'aad? (isku aabbe miyaa)?. Kii marqaansanaa ayaa wuxuu yidhi:- Maye! doqonyahoow!! ee magacyadooda baa isu eg. :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 14, 2011 ................ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted March 14, 2011 Whose script is this wyre? ,,, Somaliga ayuu dhulka la dhacay.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted March 14, 2011 Adheer waxaad hayso meesha keen iska daa warkaase:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted March 14, 2011 Lol@adheer... War afka sidan u dhaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted March 14, 2011 Bashiir, Sxb Wyre daa waa rageediiye. Wyre, ilaahay ha ku weyneeyo kor iyo hoosba............Aamiin dheh:D A White man said, "Colored people are not allowed here.The Black man said: Listen sir when I was born I was BLACK When I grew up I was BLACK When I'm sick I'm BLACK, When I go in the sun I'm BLACK When I'm cold I'm BLACK, When I die I'll be BLACK.But you When you are born you're PINK When you grow up you're WHITE, When you're sick, you're GREEN When you go in the sun you turn RED When you're cold you turn BLUE And when you die you turn PURPLE."And you have the nerve to call me colored?" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted March 14, 2011 Showqi, aslanba ciyaal casiirka la ima tuso. Kan yar ee magaca qalaad madaxaagaan ku dhaafay...... Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted March 15, 2011 Showqi:D aamiin Bashiir:D halkeed iga arkootay awoowe Awoowe meesha haddaad wax ku hayso iska soo gan, casiirkeyga iska daa e:D wiil yaroo 12 jira ayaa waxaa maxkamad ku soo eedaysay inuu gabar yaroo faciisa oo dariskaa uureeyay kadib ayaa naag lawyar u aheyd intey xanaaqday maxkamada horteeda wiilkii surwaalka ka siibtay oo intay far iyo suul ku qabatay tiri ma inan yaroo beejadiisu intaa dhantahay ayaa wax uurayn karo garsoore kolkaa ayaa la soo daayay kadib markuu banaanka yimid buu ku yiri naagtii lawyarka u ahayd eedo waad mahasan tahay lakiin nasiib baad lahayd ee markaad gacantaada ku qabatay hadaad daqiiqad sii hayn lahayd garsooruhu xukunka si kale ayuu u ridi lahaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted March 15, 2011 You mean copy past..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted March 15, 2011 Yah, it's what i heard and what i copied:p adiga maxaad iga daba dhigatay:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted March 15, 2011 Qosolka qunfac badanoow leeyahay ha la ogaado. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted March 16, 2011 Qunfac iska dhaaf qosol daraadiis xataa ilin aa iga imaatay. Hier een stukje van Sam Sam veel plezier ermee Quote Share this post Link to post Share on other sites