Liqaye Posted March 13, 2011 Muqdisho, SOomaaliya (Calanka.com) - 12-Marso -2011 Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo Calanka soo gaaray ayaa sheegaya in ay socdaan tababaro al-shabaab ay siinayaan tiro haween ah kuwaas oo ah arday jaamacadeed si loogu fuliyo weeraro is qarxin ah . War ku soo dhacay sirdoonka dowlada oo laga helay al-shabaab ayaa sheegaya in ay jiraan macluumaad rasmi ah oo xusaya in al-shabaab doonayaan in ay adeegsadaan gabdho arday jaamacaceed ah oo xijaaban . Isla warkaan ayaa sheegaya in sirdoon dowlada leedahay al-shabaabna ka tirsan ay soo sheegeen in haweenkaasi lagu tababarayo iminka meel u dhaw Marka iyadoo tababarkana ay gacanta ku hayaan saraakiil carbeed oo al-shabaab ka tirsan . Warku waxa uu intaa ku darayaa in al-shabaab aysan horay dagaalada ay kula jiraan iyo weerarada ka dhanka ah dowladda u adeegsan haween . Maryama(Umu Shureem) seymuun@yahoo.com Calanka.com: Isha wararka xaqiiqda Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 13, 2011 Xayawaankaan ummada yaa ka badbaadiya? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 13, 2011 Anigu taa dabada taagaysaaban ka helay ,,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 13, 2011 Zubeyra's 10th wife afkaada ka ilaali waryaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted March 13, 2011 cabaad.com and desperation.net Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 13, 2011 Zubeyra waaban ku haystaa tan ,,,, and what is the name of that style ?? ,,, ohhh , Shabaabi Style Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted March 13, 2011 Jacaylbaro;701802 wrote: Anigu taa dabada taagaysaaban ka helay ,,,,,,,,, It could be him Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 13, 2011 Ciyaal suuq weynaadey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 13, 2011 Come on ..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted March 13, 2011 Jb, bila xishood baa tahay, gabadhaa Islameed maad kaa daysiid afxumadada. I bet she can whoop your *** any given time... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 14, 2011 I wish she can ....... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Polanyi Posted March 14, 2011 Walahi puppetski ayahman way ke tala. From " our brothers burundi and uganda", to insulting SOmali tribes(johnny b), to saying that people being SHELLED by AMISOM are either mentally ill or alshabab supporters(MMI), and now to insulting Somali women and others cheerleading for it. Indeed, the puppets are lower in rank than animals. Praise be to allah, we have our noble and free SOmali Cushitic people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted March 14, 2011 Beside commenting on mere photos ,,,, we got nothing so far..... Quote Share this post Link to post Share on other sites