Mooge Posted March 12, 2011 everyone knows jowhar.com is the mouthpiece of shariif. TFG president Shariif and Fareejo are fighting each other already and it is perfect to assume shariif is leaking his feeling to jowhar.com, his supporters website. Warar ku dhow dhow Ra'iisul Wasaaraha oo wada dadaaladan ku aadan waqtiga kala guurka ayaa sheegaya inay jirto damac ah in Ra'iisul Wasaare Farmaajo ku doonayo in marka la gaaro Agosto uu isku soo sharaxo xilka Madaxweynenimada. Aragtiada ku aadan dhinaca Muddo kordhinta ayaa ah mid Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha ay xilligan si aad ah ugu kala duwan yihiin http://www.jowhar.com/news.php?readmore=404 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 12, 2011 lol...Desperation thread.net Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted March 12, 2011 It is no secret anymore. Gedo website is reporting fareejo's game to kick shariif out of office. Dadka Farmaajo la shaqeeya waxay sheegayaan in ra’iisal wasaaruhu si hoose uu kula hadlay Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa iyo diblamaasiyiinta uu Mareykanka kula kulmay in dowladda waqtigeedu dhamaanayo bisha sideedaad, islamarkaana aan la aqbalin in muddo loo kordhiyo sida baarlamaanku uu sameystay. iyadoo ay jirto in isaga iyo madaxweynaha ay ku kala aragti duwan yihiin waqti dhamaanayo ee dowladda. Madaxweynaha wuxuu rabaa in loo kordhiyo si uu jagadiisa u sii haya. http://www.gedoweb.com/index/modules.php?name=News&file=article&sid=6327 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 12, 2011 haha @Gedoweb... Here is the PM's speech at the Security Coucil meeting Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted March 12, 2011 Jowhar.com and gedoweb.com......... looooooooool thats your most reliable sources loool;) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted March 12, 2011 that is the official speech, not si hoose. Gedoweb is lying and Jowhar is lying and everyone else is lying. lol Farmaajo si hoose uu kula hadlay Jimciyadda http://www.gedoweb.com/index/modules...ticle&sid=6327 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 12, 2011 Who is everyone? you? lol... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted March 12, 2011 ok somalina. when farmaajo declares his intentions and shariif is left in the dust, i will come back to this thread and we will debate about my lies. warkaan hadu run yahay iyo hadii kale waa la ogaan doonaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 12, 2011 warkani war jira maha wa iska huuhaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 13, 2011 that is the official speech, not si hoose . ;);) Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted March 17, 2011 Farmaajo is NOT running for president, listen to his official answer to that question. Dadku been badanaa LOL http://www.voanews.com/somali/news/RW-Farmaajo-oo-wareysi-siiyay-VOA--118105069.html Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liqaye Posted March 17, 2011 Vicoious little liar mooge. RW Farmaajo oo la weydiiyey inuu ka mid noqon doono musharaxiinta doorashada madaxweynaha cusub ee Somalia ayaa yiri.. Ra’isul wasaaraha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo) oo hadda ku sugan magaalada Abu-Dhabi ee dalka Isu tagga Immaaradka Carabta ayaa ka hadlay safarkiisii Mareykanka, xilliga kala guurka iyo dagaalada ka socda magaalada Muqdisho. Ra'isul wasaare Farmaajo oo ka hadlayey safarkii uu dhawaan ku tagay dalka Maraykanka ee uu kaga qeybgalay kulankii gaarka ahaa ee looga hadlayey xaaladda Soomaaliya ayaa sheegay in beesha caalamku ay xukuumaddiisa u balanqaaday taageero ku aadan dagaallada ay kula jirto kooxaha ka soo horjeeda dowladdiisa. Ra'isul wasaare Farmaajo oo la weydiiyay innuu hakad ku yimid dagaaladii ay ka wadeen magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in dagaalka uu socdo, isla markaasna ay Xukuumaddiisu guulo ka gaartay dagaalka sida uu yiri. Mr. Farmaajo wuxuu sheegay in beesha caalamku ay diideen oo ka horyimaadeen muddo kordhista uu Baarlamaanka Soomaaliya sameystay, waxayna taas badalkeeda soo jeediyeen in la dhameeyo muddada KMG, isla markaasna la qabto doorashooyinka lagu soo doorto Madaxweyne iyo Guddoomiye Baarlamaan oo cusub, wuxuuna intaasi ku daray in xukuumaddiisu ay wado qorshihii arrimahaasi lagu hirgelin lahaa sidoo kalena ay wadatashiyo kala sameyn doonto talaabooyinka la qaadayo xilliga kala guurka. Sidoo kale Ra’isul wasaare Farmaajo waxa uu sheegay in Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka ee la dooran doono ay shaqeynayaan oo keliya hal sano, wuxuuna intaasi ku daray in Xukuumaddiisu ay howsha sii wadeyso, iyadoo mar la weydiiyey inuu ka mid noqon doono musharixiinta isu soo taagaya madaxtinimada Soomaaliya, Farmaajo wuxuu cadeeyay inaanu isagu diyaar u ahayn isla markaasna dooneyn inuu ka mid noqdo musharixiinta madaxtinimada ka qeybgeli doona haddii doorashooyinka la qabto, wuxuuna xusay in isaga ay u taallo howl culus sida uu yiri, taas oo ay ka mid tahay amniga iyo arrimo kale. Sidoo kale mar la weydiiyey sida uu u arko mas’uuliyiin Soomaali ah oo u tagay dalka Itoobiya inay u tartamaan jagada Madaxweynenimada Somaaliya iyo doorka ay Itoobiya ku leedahay siyaasadda Soomaaliya ayaa waxa uu ku jawaabay, Itoobiya waxay ka mid tahay dalalka caalamka iyo kuwa aan deriska nahay, ninka Soomaaliya xil ka rabana waa inuu dadka Soomaaliyeed weydiistaa, waayo iyagaa bixin kara, Itoobiyana sida dalalka kale ayaa xiriir loola yeelan karaa ee wax kale nagama dhaxeeyaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites