Somalina Posted March 12, 2011 The research was carried out in all the districts of the capital, including areas of the city under the control of the armed opposition groups and the Afgooye corridor . Shacabka Muqdishu Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 12, 2011 ^^yeah, all the districts of the capital!! Jacpher, if you had listened to a debate Sheikh abu Zubair had with Sh. Abdikarim Hoosh -one of the famous salafis Ulima in Hargeysa- you wouldnt utter your words now. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted January 19, 2012 Ciidamada Mujaahidiinta oo Habeenkii Xalay Dagaal ku galay degmada Dhuusa Mareeb. Thursday, 19 January 2012 05:44 Caanogeel Hits: 231 Ciidamada Mujaahidiinta Wilaayada Islaamiga ah ee Galguduud ayaa Habeenkii Xalay dagaal kula wareegay degmada Dhuusa Mareeb ee Gobolka Galguduud. Saqdii dhexe ee Xalay ayaa Cutubyo ka tirsan Ciidanka Mujaahidiinta Wilaayada Galguduud waxay dagaal culus ku qaadeen difaacyada hore ee Maleeshiyaadka Mushrikiinta qubuuro caabudka ah ay ku lahaayeen duleedka Dhuusa Mareeb. Dagaal socday muddo Nus Saac ah kadib ayaa Ciidamada Mujaahidiinta waxaa ugu suuro gashay inay qabsadaan magaalada islamarkaana ay kala ceyriyaan Maleeshiyaadka Mushirkiinta. Saakay Waabarigii ayay Ciidamada Mujaahdiinta dib ugu soo laabteen saldhigyadii markii hore ay ka duullaan tageen, waxaana saakay xaalad kacsanaan ah ay ka jirtaa magaalada Dhuusa Mareeb. Maleeshiyaadka Quburuuriyiinta ayaan awood u aheyn inay is hortaagaan Ciidanka Mujaahidiinta, waxaana mar walba marka magaalada lasoo weeraro ay isku shubaan Wadada aada dhinaca iyo degmada Guriceel, halkaasi oo ah meesha ugu weyn ee ay ku xooganyihiin Mushrikiinta Galguduud ee taageerada ka hela Dowladda Itoobiya. Quote Share this post Link to post Share on other sites