Sign in to follow this  
Liqaye

Wasiir Ka Socday Dawlada Shariif-ka Oo Ka Baxay Shir Lagu Casuumay Somaliland

Recommended Posts

Liqaye   

Wasiirka Caafimaadka Dawlada KMG ee Somalia Dr. Aadan Xaaji Ibraahim ayaa sheegay in uu qaadacay shir caafimaadka lagaga hadlaayey oo ay soo qaban-qaabiyeen Qaramada Midoobay iyo beesha Caalamku, kaas oo ka dhacay Magaalada Nairobi.

Wasiirka ayaa si kulul u eedeeyey Hay’adaha ka shaqeeya Somalia iyo Somaliland ee deggan Nairobi, isaga oo yidhi Hay'adu si qaldan ayey maamulaan mashaariicda loogu talo galay waddanka, iyaga oo aan xushmad badan siinaynin nidaamka dalka ka jira ee caalamku aqoonsan yahay, taas oo uu ula jeedo Masuulku.....Dawlada Shariif-ku hogaaminaayo.

 

Dr. Adan ayaa sheegay in shirkaas lagu casuumay xubno ka socday Qaramada Midoobay, WHO, UNICEF, laba xubnood oo Deeq-bixiyayaasha iyana ka socday iyo Masuuliyiin ka kala Wasaaradaha Caafimaadka ee Somaliland, Somalia iyo Maamul Goboleedka Puntland.

 

Wasiirka oo ku doodaayey in uu kaligii masuul ka yahay Somaliland iyo Somaliya-ba ayaa Qaab Cadho ku dheehantay kaga baxay Shirkii, isaga oo diidan in uu Miis la soo fadhiisto Somaliland, Wasiirka ayaa intaa raaciyey in Hay’adaha fadhigoodu yahay Nairobi iyo Jabuuti ay xalaashadeen in dhaqaalaha Somalia ay u maamulaan sida ay doonaan.

 

By: Osman Abdillahi Sool......Freelance Journalist.sooldhuub@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

He stormed out of conference addressing health issues facing both Somaliland and Somalia. If this is true then this guy shouldn't have been there in first place. No one was talking about politics. Anyone say Buttscratcher!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

According to the UN, and the international community (US, EU, China etc), SL is one of the many regional administrations that exist in Somalia. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Sill TFG represents itself sadly. They will be jailed in the areas they try to present that is the reality. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

UniversalTV has done a great job exposing the "mashruuc" called Somaliland. :D

 

The Kulmiye water boy got owned by both UCID and UDUB reps, I gotta say it was embarrassing to watch that ordeal.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This whole story is a secessionist fabrication. This Minister worked closely with the Puntland health ministry and thats a fact. Not sure what these clowns are on a bout again.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Somalina i must say i am surprised you actually know about the different parties in Somaliland. Although at the end of the day we both know UCID, Kulmiye, UDUB all know TFG are fake & tuugo. ;) UniversalTV was biased so good riddance they got banned.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this