Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Sh Maxammad atoms spokesman makes it clear they have no link with Alshabaab + Audio

Recommended Posts

Afhayenka Koxda Atom ee Dagaalka Kula Jira Puntland oo Togdhnews uga Waramay Xidhiidhkooda Alshabab

Friday, 11 March 2011

Galgala(Togdhnews)-Afahayeenka kooxada Sh.Aatam ee ka dagaalanata degaanka Galgala Faarax Ismaaciil Sardheeye,ayaa

 

 

Waraysi uu siiyay Shabakada Wararka ee Togdheernews Iyo HCTV,ku sheegay inaanay wax xidhiidh la lahayn kooxaha Alshabaab iyo Alqaacida,islamrkaana yihiin dadkii degaankaasi oo ka gadooday khayraadkooda ay sida sharci darada ah u guranayaan Maamulka Puntland iyo kooxaha ajanabiga ah ee ay wataan.

 

Hadaba Waraysigan oo uu khadka Telfoonka ku qaaday Wariyaha Togdheernews ee Gobolada Bariga Somaliland Kayse Axmed Digaale,ayaa waxa uu dhacay Sidan.

 

Togdhnews- Waxa maamulka Puntland idinku eedeeyaa inaad ka mid tihiin kooxda al-shabaab ee ka dagalamaysa Koonfurta Soomaliya arintaasi maxaad ka leedahay?

Afhayeenka- Anagu kama midnihin kooxda al-shabaab,wax xidhhidhana lama lihin,mana nihin dad koonfur ka yimi,balse waxaanu nahay dadkii degaanka oo diidan in khayraadka dhulkooda si sharci daro ah lagu gurto,ka dibna maamulka Puntland uu naga fidiyay Barabogaando aan jirin,oo meeelkasta ka yidhi waa kooxo al shabaab ah si ay iyaga iyo kooxaha ajanabigu u gurtaan khayraadkayaga,markaas arintaasi waxba kama jiraan ee waa dacaayad.

Togdhnews- Hadii sidaasi jirto,maxaad uga hadli waydeen warbaahinta oo aad u cadayn weydeen mawqifkiina iyo inaydan ka mid ahayn kooxahaasi ?

Afhayeenka – Ma r ayaa wariye reer Puntland ahi nala yeeshay,ka dibna wariyihii waxa xidhay maamulka Puntland oo lix bilood ku qaaday,taasoo muujinaysa sida maamulkaasi u diidan yahay xaqiiqda dhabta ee ka jirta degaankaasi in la ogaado,intaa ka dibna maau arag cid kale oo nala soo xidhiidha.

 

Togdhnews –Hada adiga iyo hogaamiyihiina Sh.Atam xagaad ku sugan tihiin oo aad igala hadlaysaa ?

Afhayeenka –Waxaanu ku sugan nahay Meesha la yidhaahdo Midhifoon oo ka tirsan degaankaasi Galgala.

Togdhnews –Ma jiraa wax xidhiidh ah oo aad la leedihiin Xukuumada Somaliland ?

Af hayeenka- Ma jirto wax xidhiidh oo naga dhaxeeya xukuumada somaliland.

 

Togdhnews – Xagaad ka heshaan Hubka iyo saanadda ciidan ee ku dagaalantaan ?

Af hayeenka –Anaga cid aan ilaahay ahayn oo na caawisaa ma jirto.

Togdheernews – hadda ujeedada aad u dagaalamaysaan ma sidaad ii sheegay waa ilaalinta khayraadka degaankiinaa mise arimo ayaad u dagaalamaysaan ?

Af-hayeenka – maya ma jirto wax kale oo aan u dagaalamaynaa oo aan ahayn ilaalinta khayraadka degaankayaga ,balse waxa jirta daacayado ay naga fidiyeen maamulka Puntland oo ay sheegeen inaanu kooxo argagixiso ah oo u dagaalamaya wax kale ,taasina waa been abuur rakhiisa.

 

Togdhnews – Goorma ayaa dagaal idin dhexmara idinka iyo ciidanka Puntland u dambaysay ?

Afhayeenka –Waxa u dambaysay dagaal na dhexmara labadayada dhinac bishii koowaad ee sanadkan.

Togdhnews – idinku diyaar ma u tihiin Nabad iyo wada hadal inaad ku dhamaysaan colaadaha.

 

Afhayeenka- haa, diyaarbaanu u nahay,hadii aanu helo dad macquula oo lala hadli karo.

 

Togdhnews – Faarax,waraysigan aad i siinayso iyo arimaha aad ka hadlayso makugu raacsan yihiin Sh.Atam iyo kooxdiinii mise waa mid adiga kugu kooban oo kaliya.?

 

Af hayeenka- maaha mid igu kooban aniga,ee waa mid ay igu raacsan yihiin kooxda oo dhami.

 

Togdhnews – Adiga oo fursad ka faaiidaysanaya maxay tahay fariinta aad u gudbinayso dadweynaha ?

Afhayeenka – waxaan ummada islaamka u jeedayaa inaanu nahay dad u dagaalamay ilaalinta khayraadka degaankooda,waxna aanay ka jirin hadalada been abuurka ee uu naga faafiyay maamulka Puntland,waxaanu nahay dadkii degaanka galgala oo lagu soo weeray degaankoodii,laguna cabudhinayo halkaasi,si loo gurto khayraadkayaga,markaasi sidaasaan u sheegayaa ummda islaamka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Togdhnews –Ma jiraa wax xidhiidh ah oo aad la leedihiin Xukuumada Somaliland ?

Af hayeenka- Ma jirto wax xidhiidh oo naga dhaxeeya xukuumada somaliland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Seems our NW Somalia brothers are trying to make up news to divert it away from the Somalia Unity fighters in Buhoodle.

 

Now they can't even get Atam to come out of hiding and do an interview they have to make up someone who claims to be his spokesman?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Just XX proving the point that NW Somalia is involved in the over all Somalia conflict. We have Godane and Afghani leading Al Shabaab in the South. Also Warlord Siilanyu attacking the villages of CAYN. Now again reaffirming their links to Agent Attam of Al Shabaab and his defeated network. Secessionists fingerprints in this war is clear as day.

Share this post


Link to post
Share on other sites

lool we are not involved with Atom nor with you pirates or your Somalia Galgala doesn't fall under our jurisdiction but the spokesman made it clear Atom and his group have no links with Alshabaab they are just Native maakhirians protecting their resources and minerals from the criminal pirate state

 

Thankful the news is true your propaganda against Sh Maxamamd sicid atom failed

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lol; Yeah and your "Amir" Zuubayra is not involved in Somalia. Give us a break, the fact that the media outlets in NW Somalia are still promoting Attam is telling..

 

Keep up the good work ya XX..

Share this post


Link to post
Share on other sites

There is no Link between Sh Maxamamd atom and Amir Axmed godane it was just pirate propaganda spread on garoweonline just like the so called intelligence officer you caught that ended up being a native Maakhirian fighting the faroole gangs in Galgala.;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Just ignore Xaaji, he and his secessionist media are trying to divert the topic away from the fighting that is taking place in Cayn and Sool. He likes to show off Siad Barre era weapons and vechicles that were left in the NW by the regime, but we all know what the SSC did to them!

 

When Atam comes out of hiding then talk about him.....but the SSC leaders are in the open and exposing the destructive ways of Siilaanyo....a man that has brought so much fighting in such a shot time in office.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this