Liqaye Posted March 11, 2011 Wararka ka imaanaya Gobolada Dhexe ayaa sheegaya in Ciidamada Ahlu Sunna Waljameeca inay guulo baaxad leh ka gaareen dagaal saakay ka dhacay deegaano hoos taga Gobolka Galgaduud. Ciidamada Ahlu Sunna ayaa la sheegayaa inay gacanta ku dhigeen Deegnaaka Ceel-Garas oo la sheegay inuu 10-KM u jiro Degmada Ceel-Buur oo ka tirsan Gobolka Galgaduud. Degmada Ceel-Buur ayaa iyadu iminka ah halka uu ku yaal fariisinka ugu way nee Xarakada Al-Shabaab,, waxayna tani keentay in dadka rayidka ah ee ku sugan degmada Ceel-buur bilaabaan inay halkaasi ka barakacaan. Dhinaca kale dagaalka ayaa iminka weli sii socda, wxaana ku dadaalaynaa inaan mar kasta soo gudbino warbixinta dagaalkaas. Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe) xuurshe114@hotmail.com Muqdisho-Somalia Tel:0025261-5573321 00252699995088 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liqaye Posted March 11, 2011 Strategic implications With the fall of ceel-buur headquaters of al-shabaab in the Central regions then the road to middle shabelle will be open. As well the shabaabis left in hiraan will be even more eager to turn tail and run before being caught in a pincer movement. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 11, 2011 If Ceel Buur falls, so does all of the Central regions. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted March 11, 2011 I think Somali Generals Do not Know What Pincer movement is, because. TFG army which is stationed in Hiiraan, could easily have used it long time ago to cut off Sababa in Galgadud Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 11, 2011 General Duke;701386 wrote: If Ceel Buur falls, so does all of the Central regions. Indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites