Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

The Prime minister of Somalia says there are links between Alshabaab and the pirates

Recommended Posts

Raisul Wasaaraha Soomaaliya oo Cadeeyay in Al Shabaab iyo Burcad Badeeda ay Ka dhaxeeyaan Wada Shaqeyn Dhan Walbaa

 

 

New York: (HWN) Raiisul Wasaaraha Dowlada KMG Maxed C/laahi Maxed (Farmaajo) oo Kusugan dalka mareykanka ayaa sheegay in Xiriir Fiican uu ka dhaxeya xarakada al shabaab iyo Burcad badeeda soomaalida ah

 

 

 

New York: (HWN) Raiisul Wasaaraha Dowlada KMG Maxed C/laahi Maxed (Farmaajo) oo Kusugan dalka mareykanka ayaa sheegay in Xiriir Fiican uu ka dhaxeya xarakada al shabaab iyo Burcad badeeda soomaalida ah

 

 

 

Raisul Wasaare Farmaajo oo hadalkaan ka sheegay kulan gaar ah oo looga hadlayay arimaha Soomaaliya oo Goob joogna ay ka ahaayeen Golaha amaanka ee qaramada midoobay Waxaana farmaajo qudbadiisa ku sheegay in Dowlada KMG ah ee Soomaaliya ay ka socon la dahay Kooxahaan Waa al shabaab iyo Burcad badeeda

 

 

 

Raisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa inta uu Qudbada ka hor aqrinayay Golaha amaanka Ee Qaramada midoobay ayuu ka codsaday in tageero fiican ay siiyaan sidii ay ucirib tiri lahaayeen kooxahaan ay ka socon la yihiin Dowlada Walboo Loo Soo dhisaa Soomaaliya

 

 

 

Maxamed C/laahi ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday in Waqti xaadirkaan loo baahan yahay in Ciidan Kordhin lagu sameeyo Ciidamada amisom ee Kusugan gudha Casimada soomaaliya ee Muqdisho si ay uga qeyb qataan kasarada kooxahaan dadka dhibaatada kuwada waa sida uu farmaajo sheegaye

 

 

 

Raiisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya Maxed C/laahi Maxed (Farmaajo) waxaa Sidoo kale uu goobta ay qudbadiisa ka socotay ka sheegay in Xukuumadiisa ay uhartay Waqti yar oo kooban islamarkaana ay inti yareed wax badan ka qabatay xaalada amaan ee kajirta gudaha dalka Soomaaliya

 

 

 

Dowlada KMG ah ee Soomaaliya ayaa Markasta ka qeyb gasha shirarka kadhaca caalamka waxaana markasta ay sheegtaa in ay wax badan ka qabteen Xaalada soomaaliya balse aysan wali Magaalooyinka ay dowlada heyso aysan Dhaafin balse maalmahaan ay dar dar Xoogan bilowday kadib Markii ay Goobo badan ka qabsatay Kooxda al shabaab

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this