The Zack Posted March 11, 2011 Indho-shareerku soo xidaareysi ma aha, goormaa la diiday? Ninka-kan hadda wuu khaldan yahay siyaasad ahaan lakin yaan lagu kalax-tagin baan ku talin lahaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted March 11, 2011 Waa talo fiican balse waxaa qadarin iyo wax tus mudan ciyaalka uu mowtka u jeedayaan. Ciyaalkaas ayaa haboon in la badbaadiyo. Rumor has it Zubeyra tolkeeda inay ka smareen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 11, 2011 The Zack;701194 wrote: ^Culimada habaarkeeda sookama baqeysaan. Habaaarka North America masoo gaadho miyaad maqasheen? Nin rag oo jihaadaaya shows his face and doesn't need to hide behind ninja costumes. Wixii habaartamaay ha soo tuuraan waxay tuuri karaan. Waalidkey haddii uu duceeyey yaa kale habaarkiisa i qabanaa bal? ajaajah! Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted March 11, 2011 Jacphar LOL.. saxiix. Somalina, are you going by common sense when you state "Nin jihaadayo doesn't hide his face"? There are times when hiding one's face is praised. Again, all I am saying is "Markii qof ama koox la jeclnaayo laguma kalax tago, markii qof ama koox la nacayana laguma kalax tago". Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 11, 2011 I see what you're doing. Zubeyra laakiinse kalax xun uma aqaan. Niqaabkiisana waa fulaynimo, waayo his leader Osama Bin Laden shows his face, Abu Mansour shows his face, and Shangole shows his face marka I know what I'm on about brother!. Quote Share this post Link to post Share on other sites