Mooge Posted March 10, 2011 It is really tragic what Amisom is doing to the people of Mogadishu. Muqdisho (RBC) Duqeymo xoogan oo maanta ciidamada Amisom u geysteen qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ayey saraakiisha Amisom ku sheegteen inay beegsadeen saldhigyo ay ku sugnaayeen ciidamada xarakada Al Shabaab. Duqeymaha oo loo adeegsanayey madaafiicda BM-ka ayaa si daran loogu garacaay xaafado ku teedsan wadada warshadaha iyo qeybo ka mid ah degmada Dayniile. Afhayeenka [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted March 10, 2011 Hala laayo Shabaab Quote Share this post Link to post Share on other sites
RaMpAgE Posted March 10, 2011 oba hiloowlow;701001 wrote: Hala laayo Shacaabka Yes, We know your intention. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mayaani Posted March 10, 2011 oba hiloowlow;701001 wrote: Hala laayo Shabaab Shacabka in lalaayo guul kuma helaysid ogoow. Sharafta dhacday ku dheh Sharifka, nin dadkiis saas loo leynayoon ka hadleen. mida kaleAmisom baa ilaalisa markaa su'aal la isweydiyo meesha ma taalo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted March 10, 2011 Shacabka in lalaayo guul kuma helaysid ogoow. Sharafta dhacday ku dheh Sharifka, nin dadkiis saas loo leynayoon ka hadleen. mida kale ayagaaba ilaaliye markaa su'aal la isweydiyo meesha ma taalo. Adeer Shacabka Dayniile iyo Yaaqshid degenaa 2007dii sey uu qaxeen waaye......................... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liqaye Posted March 10, 2011 Waar iska amuusa your crocodile tears mean nothing here, if you murderers by proxy had an iota of sincerity you would have been around the past few years to comment on Al-shabaabs murderous tactics meant to remove a 1 km government and killed thousands of Somalis in the process?! Hypocrites. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted March 10, 2011 liqaye, you and other Amisom supporters have no real cause to stand-up for other than worshiping shariif and amisom. you have no principles at all. one man worship will not take you far. look at the bigger picture. today christians are growing in central somalia and ethiopia soldiers are fighting side by side with ahlusunah. check my dhuusomareeb topic. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 10, 2011 oba hiloowlow;701015 wrote: Adeer Shacabka Dayniile iyo Yaaqshid degenaa 2007dii sey uu qaxeen waaye......................... Dad aan Xamar waxba ka ogeen hala murmin. Shacabkii waxay u qaxeen dawlada dhinaceeda sidaad sheegtey, AS daraadeed ayaana looga cararay, laakiin marabaan iney ka hadlaan taas. These water boys waxay u qaadaan biyaha ayey waayeen beryahan, ee ha is wareerin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mayaani Posted March 10, 2011 oba hiloowlow;701015 wrote: Adeer Shacabka Dayniile iyo Yaaqshid degenaa 2007dii sey uu qaxeen waaye......................... Wax macquul ah ii sheeg brother dadka newsyada la sheegeyo in la laayey anigu ma rumaysni dheh inay shacab yihiin. Maalin walba shacabaa dhintay qoladii ka danbaysaa wax ka sheeg runtana ha iska indha tirin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted March 10, 2011 Dad aan Xamar waxba ka ogeen hala murmin. Shacabkii waxay u qaxeen dawlada dhinaceeda sidaad sheegtey, AS daraadeed ayaana looga cararay, laakiin marabaan iney ka hadlaan taas. These water boys waxay u qaadaan biyaha ayey waayeen beryahan, ee ha is wareerin Lool kuwaan wixii dantooda kasii maayane waagu mardhow ayuu ku baryi doonaa.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 10, 2011 Ilahooow Ummada islaamka ka qabo Kuwa aan dal anay lahayn ku so duulay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted March 10, 2011 oba hiloowlow;701015 wrote: Adeer Shacabka Dayniile iyo Yaaqshid degenaa 2007dii sey uu qaxeen waaye......................... Dad badan baanba xaaladda la socon amase is indha tiraya. Meeshaan miyaa shacab joogi karey ilaa 2007? Waa runta intii badnayd way ka qaxeen inkastoo dad tiro yari ku dambeeyaan goobahaas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 10, 2011 Dadweyne fiyoow degan ma jiro meelahaan la duqeynaayo. Kii ku haray mid waalan ama mid taageero Barbaarta wareersan waaye. Waaka xumahay Xamartaa jeclaa in wali duqeyn ka socoto 20 years later. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted March 10, 2011 man this is becoming funnier. in their desperation to justify Amisom bombardment, shariif supporters are now arguing Dayniile and Warshada Area have no citizens living there. acuudi bilaah. war dadkaan halkeey ka yimaadeen? this is very tragic. Quote Share this post Link to post Share on other sites