The Zack Posted March 10, 2011 Al-shabaab's main man of Kismayo calls Godane a corruptionist Is this the beginning of the end of Al-shabaab? I will let you decide.. Xassan Yacquub oo dhaliilay maamulka sare ee AL-SHABAAB Afhayeenka kooxda al-shabaab Kismayo Xasan Yacquub ayaa ku eedeeyay hogaanka sare ee al-shabaab musuqmaasuq dhanka maaliyada iyo maamulka ah iyo in ay ka gaabiyeen mas`uuliyada dusha ka saaran . Xasan Yacquub oo lagu tirayo xaakimka gobolka jubadda hoose ayaa sheegay in hogaanka sare ee al-shabaab ku caan baxeen kali tilinimo iyo dhac aan horay loo arag oo gudaha maaliyada maamulka ah . Waxa uu sheegay intaasi ay keeneyso in ururuka uu bur buro goobaha gacanta ay ku hayaana ay fursad u helayaaan oo qabsanayaan dowlada Somaliya . Xasan Yacquub waxa uu sheegay in lacagta ka soo baxda dekada Kismayo loo qaado magaalada Muqdisho loona adeegsado waxyaabo aan la ogeyn oo si gaar ah loogu takri falo . Waa markii ugu horeeysay oo mas`uul sare oo ka tirsan al-shabaab eedeyntaan tooska ah uu soo jeediyo madaxda al-shabaab ,lamana garanayo jawaabta uu ka heli doono hogaanka shabaabka . Eedeynta uu jeedinayo mr. Yacquub ayaa kusoo beegmeysa xilli kooxdiisu soo baneynayaan magaalooyin badan oo dhaca xuduuda Kenya iyo Soomaaliya iyo waliba gobolka Banaadir. Maryama (Umu Shureem) seymuun@yahoo.com Calanka.com: Isha wararka xaqiiqda Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted March 10, 2011 It is getting interesting by the day... They are attacking each other while they are under attack, this aint a good sign for the Dhallaanka but it sure is good news for the average Somali. We shall see how this unfolds... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 10, 2011 Warkaan mala hubaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted March 10, 2011 How accurate is this info? Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted March 10, 2011 ^Pretty accurate. Calanka.com is one of the few reliable Somali news portals. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted March 10, 2011 Somalina, I would think so. Shabaabs are known to blame each other. Remember Shangoole's attack on Godane few weeks back? We will see. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 10, 2011 lol... c'mon now. If it is true, Yacquub is looking to change shirts. Shangole, Mansoor and company will soon fight Zubeyra me thinks. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted March 10, 2011 Indeed, it sounds like he is changing shirts but I am afraid he is out of shirts now LOL. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted March 10, 2011 lol@Zubeyra The is the beginning of an end for AlShabaab, and chaos in South Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted March 10, 2011 ^More of the end of the chaos, IF the TFG comes with a serious plan that would address what is going to happen AFTER the shabaabs are kicked out of these towns, haddii kale it's going to end up same old same old. Shabaabka are probably saying now "been there, done that". Somalina, LOL@Zubeyra, is that because he hides his face? I don't actually blame him for doing so since his predecessor, Ceyrow, was easily assassinated he has very good reason to hide. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 10, 2011 Warkaas ha la hubsado ................. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted March 10, 2011 ^Maxaa? Al-shabaab iskuma dhici karaan miyaa? You guys make it sound like they are some kind of saints LOL. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 10, 2011 Zack, I think haddii la rabo wejigiisa in arko waa la keeni karaa. The US wey ogtahay ninkaan sida uu u yaalo, laakiin ma rabaan in la arko. Sida dhaqsaha badan uu ninkaan Zubeyra (cuz he likes wearing niqab) ku noqdey the head of AS after Ceyroow laga taqalusey ma is weydiisey? I hope iney isqarxiyaan kuligood hal mar. BOOM! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Polanyi Posted March 10, 2011 Zack, have patience, waxa la xoreyn dona ila jigjiga ila harar ila Axum. Onlf, they will be force to wear khamees. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted March 10, 2011 Zack , it is not that in ayna isku dhici karin, Waa aad u adkaadey cidaad rumayso Somali websites. A lot of sh!t out there! Quote Share this post Link to post Share on other sites