diplomate2010 Posted March 9, 2011 War-Saxaafadeed: (Muqdisho, Soomaaliya, Maarso 09,2001) Madaxweynaha DKMG Soomaliya Mudane Sharif. Sh. Ahmed ayaa maanta waxaa uu booqday jiida hore ee dagaalka. Waxaa Madaxweynaha ku wehliyey booqashadiisa Wasiirul Dowlaha Madaxtooyada Mudane Khaliif Cabdulqaadir Macallin Nuur. Madaxweynaha DKMG Soomaaliyeed Mudane Shariif. Sheekh Axmed ayaa goobihii oo booqday waxaa ka mid ahaa Carwadii Qaranka , Warshadii hore ee koka kolada, agagaarka Guriggi hore ee Madaxweyne Aadan Cabdulle (Cadde) iyo Jidka dheer ee Florenza. Talliyaha Guutada Madaxtooyada Kornel Cabdulaahi Cali Caanood ayaa asna wuxuu faahfaahin ka bixiyay qaabka iyo sida ay usocdaan dagaalka ay kulajiraan Kooxda Al-Shabaab. Madaxweynaha ayaa yiri “Ciidamada XDS iyo kuwa AMISOM waxey gaareen guulo la taabankaro isaga oo sidoo kale ku amaanay dadaalka ay ugu jiraan xureynta dalkooda iyo dadkooda.”. Quote Share this post Link to post Share on other sites
diplomate2010 Posted March 9, 2011 PRESIDENT GETTIN HIS HANDS DIRTY IN THE TRENCH READY FOR COMBATE Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted March 9, 2011 COMMANDER IN CHIEF Shariif Sheekh Axmed....the Somali army is BACK Quote Share this post Link to post Share on other sites
diplomate2010 Posted March 9, 2011 Madaxweynaha DFKS Sheekh Shariif oo maanta istaagey meel tuuryo u jirta ciidanka AL-Shabaab, islamarkaana Saraakiisha Ciidanka Dowladda ay celin waayeen madaxweynaha oo caraysan oo doonaya inuu dagaalka Safka hore ka galo Quote Share this post Link to post Share on other sites
diplomate2010 Posted March 9, 2011 ALSHABABA VACATE MORE CITIES WITHOUTH FIGHT Wararka naga soo gaaraya magaalooyinka Maxaas, Wabxo, Ceel-buur iyo Ceeldheer ayaa la sheegayaa inay isaga baxeen ciidamo ka tirsan xarakada Al-Shabaab, kuwaasi oo la sheegay inay dib ugu biireen beelihii ay ka soo jeedeen, iyadoo xalay gudaha degmada Ceelbuur lagu dhacay gaari Rinod ah oo uu lahaa Guddoomiyihii degmadaas ee xarakada Al-Shabaab. Lama oga madaxii Al-Shabaab ee degmada Ceelbuur oo ka soo jeeda gobolada Jubada dhexe halka uu ku sugan yahay, waxaana dhammaanba degmooyinka asi ay faarujiyeen xarakada Al-Shabaab la sheegayaa inay maamulaan dadka degaanka. Dhinaca kale warar lagu kalsoon yahay oo naga soo gaaraya gobolada dhexe ee dalka ayaa sheegaya in maamulada xarakada Al-Shabaab ee degmooyinkaasi isaga baxay ay timid xeelad dagaal iyo ciidamadii degmooyinkaasi oo iyagu ku maqan howlgallo ay sameynayaan gobolka kale ee dalka, sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan xarakada Al-Shabaab. Lama oga ka bixitaanka maamulada iyo ciidamada xarakada Al-Shabaab ee faarujiyay gobolada Galgaduud iyo Hiiraan inuu la xiriiro hadal dhowaan ka soo yeeray afhayeenka xarakada Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage oo sheegayay inay bedeleen taatiiga dagaaladii ay ka wadeen gudaha dalka Soomaaliya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted March 9, 2011 diplomate2010;700660 wrote: Madaxweynaha DFKS Sheekh Shariif oo maanta istaagey meel tuuryo u jirta ciidanka AL-Shabaab, islamarkaana Saraakiisha Ciidanka Dowladda ay celin waayeen madaxweynaha oo caraysan oo doonaya inuu dagaalka Safka hore ka galo Muxu la cadheesna? :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 9, 2011 The first time in years he is having an impact... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 9, 2011 Huge impact weliba. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 9, 2011 ^^^Lets not get carried away, they still have not captured, Mogadishu, Baidoa, Kismayu, Beledweyne and so on.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 9, 2011 Any news from Ceel-Buur anyone? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 9, 2011 Sh shariif in tuute Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 9, 2011 Xaaji Xunjuf;700673 wrote: Sh shariif in tuute ^^^Better than Godane in a Niqaab.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted March 9, 2011 Xaaji Xunjuf;700673 wrote: Sh shariif in tuute ;) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 9, 2011 General Duke;700675 wrote: ^^^Better than Godane in a Niqaab.. No i was thinking Better than Tuute muuse in tuute Quote Share this post Link to post Share on other sites