Sign in to follow this  
Saalax

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Sheegay In Dhawaan La Keeni Idaacad Cusub Oo Laga Dhageysan Doona

Recommended Posts

Saalax   

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Sheegay In Dhawaan La Keeni Idaacad Cusub Oo Laga Dhageysan Doona Gobollada Wadanka Oo Dhan.

 

Hargeysa(Ramaas) Mar.08, 2011 - Wasiirka wasaarada warfaafinta iyo wacgalinta Somaliland Md Axmed Cabdi Xaabsade, ayaa maanta sheegay in dhawaan la keeni doono dalka idaacada wada gaadha gobolada oo dhan, taas oo lagaga hortagi doono dacaayadaha uu cadawgu faafinayo.

 

Wasiirku waxa uu hadalkani ka sheegay mar uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socda dalka Ingiriiska oo booqasho ku yimid Somaliland, isaga oo sheegay in idaacadaasi hawsheedu hadda bilaabantay, isla markaana uu rajaynayo in la keeno bilaha fooda innagu soo haya oo ay ka go’antay keenideedu.

 

Waxa uu intaas ku daray in tababar loo furay hawlwadeenada ka shaqayn doona idaacada cusub, kuwaas oo la siin doono casharo la xidhiidho daryeelka iyo dayactirka idaacadaha, maadaama loo baahan yahay in dadka ku nool Somaliland ay tahay in ay si isku mid ah ula socdaan dhacdoonka wadanka ka dhaca.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this