nuune Posted March 8, 2011 Salaadii Duhur ee maanta kadib ayuu Sheikh Cumar Faaruuq ku geeriyoodey Jeddah, the news is from. Caasimadda Online Tuesday, March 8th, 2011 | Posted by JD Sheekh Cumar Faaruuq oo ku geeriyooday magaalada Jeddah Allaha u naxriistee, waxaa maanta ku geeriyooday magaalada Jeddah ee wadanka boqortooyada Sacuudi Carabiga wadaadka caanka ah ee Sheekh Cumar Faaruuq. Sheekh Cumar Faaruuq maanta salaadii duhur ka dib ayuu geeriyooday, sidaas waxaa xaqiijiyay Sheekh Cumar Daahir oo sheegay inuu mudo badan aqoon u lahaa. Allaha u naxriistee, Sheekh Cumar Faaruuq wuxuu caan ku ahaa fidinta diinta Islaamka, isagoona ku bartay culuumta shareecada gudaha Soomaaliya. Waxaa lagu xusuusan doonaa tafsiirka quraanka iyo barnaamijyo kale oo diini ah. Waxaa waayihii u dambeeyay uu ku noolaa magaalada Jeddah halkaas oo maanta uu ku geeriyooday. Marxuumka waxaa uu ifka kaga tagay saddex xaas iyo caruur ay u dhaleen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted March 8, 2011 Inalilahi wa inna ilil raajuucun, May allah bless him and give him Jannah. His Tasfir tapes did wonders for me, my understanding and af Somali as kid. May allah reward him! Allah how naxariisto! Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted March 8, 2011 Innaa lillahi wa innaa ileyhi raajicuun Allah Yarxam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Al-Miskiin Posted March 8, 2011 Ina Lillahi wa inaa ilayhi raajicuun. May Allah bless the sheikh with Janatul Firdaws, Ummadda wuxuu khayr u qabtay Allah baan uga baryaya inuu ka abaalmariyo. Indeed a Sheikh that'll be missed, a great loss, but indeed Al mawtu Haq. Yaa ikhwah, "Wattaqoo yawman turjacuuna feehi ila Allahi thumma tuwaffa kullu nafsin ma kasabat wahum la yuthlamoon" And fear a Day when you will be returned to Allah . Then every soul will be compensated for what it earned, and they will not be treated unjustly. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted March 8, 2011 Inalilahi waa ina ileyhi Raajicun Ilaahay ha uu naxariisto Sheekh Cumar Faaruuq Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 8, 2011 Allah ha u naxariisto .................... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 8, 2011 Innaa lillahi wa innaa ileyhi raajicuun. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted March 8, 2011 Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun! May the mercy of ALLAH be with him. His good deeds will continue for many years to come even after his death. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 8, 2011 Alayaraxma raximin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted March 8, 2011 Inaa lilaah wa ina ilayhi rajicuun - Allow u naxariiso oo janada ka waraabi. amiin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted March 8, 2011 AUN, ehelkiisna sabur Allah ha ka siiyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Complete Posted March 8, 2011 Ina lillahi wa ina ilayhi rajicuun. Truly to Him we return. May Allah exalt his ranks, forgive his sins, and enter him into the gardens of Firdaws. Ameen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted March 8, 2011 Inaa lilaah wa inaa ileyhi raajicuun...ilaahoo u naxariiso.. Cumar Faaruuq was one of my role models and will always be. I learned so much from him and i'm sure millions of other have too. He has passed down the gift allah has blessed him with for sure! ilaahoo janada gaadee....very sad right now walaahi... Wareer Badanaa!!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites