Bashiir Posted March 7, 2011 Deegaanka Banbara oo 20 km ujirta magaalada lagu muransan yahay ee Laascaanood ayaa waxaa duhurnimadii maanta isku hardiayay ciidamo kala taabacsan maamulada Somaliland iyo Puntland iyadoo weli aan si dhab ah loo ogeyn khaasaraha kadhashay dagaalkan. Ciidamada taabacsan maamulak Puntland ayaa sida lagu soo waramayo weerar ku qaaday fadhiisin ay ciidamada Somaliland kulahaayeen deegaanka Ganbara halkaasoo ay labada dhinac isku farasaareen. Afhayeen u hadlay maamulka Somaliland oo u waramay idaacada BBC laanteeda afsoomaliga ayaa sheegay inay khasaare lixaadd leh ugeysteen ciidamadii Puntland ee weerarka soo qaaday isagoo weliba xusay in maxaabiis ay ka qabteen.Majiraan wax war ah oo weli kasoo baxay dhanka Puntland oo kusaabsan dagaalka maanta kadhacay duleedka Laascaanood. Dagaalkan ayaa kusoo beegmaya xili isbuucyadii udambeeyay ciidamada Somaliland iyo kuwa jabhada SSC ay ku dagaalameen deegaano hoostaga degmada Buuhoodle lamana oga xidhiidhka kadhaxeeya dagaalkan iyo kuwii kahoreeyay ee kadhacay kalshaale. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted March 7, 2011 wlahi this to stats are just like north and south korea heheheheh I heard the bbc just now soooooo funny Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted March 7, 2011 At this rate Somalia will have no peaceful region left.. Quote Share this post Link to post Share on other sites