Mooge Posted March 7, 2011 Garowe ( RBC Radio )*Dawlada Puntland ayaa Maanta waxa ay Ka Hadshay Dhibaatoyin Ay Sheegtay In maamulka Somaliland uu Ku Hayo Dadka Ku Dhaqan Deeganda sool Iyo Ceyn. Wasiirka Warfaafinta Isgaarsiinta Hidaha iyo Dhaqanka Puntland Axmed Cali Askar ayaa sheegay in Ay Uga digayaan Ciidamda Somaliland in ay dhibaateyaan Dadka shacabka ah ee ku Dhaqan [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites