Sign in to follow this  
Somalina

Dogs in Borama, Somalia

Recommended Posts

Somalina   

Masha Allah indeed! Borama is a peaceful city. A lot of the diaspora families are sending their kids to school there, and no, they aint natives of Hargeysa. :)

Konfurian (as XX would say) take over is what it is. lol...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

lol...anigu dee InshaAllah kuweyga markey aduunka imaadaan Muqdishu ayey wax ka baran doonaan.

 

Reer Canada ayey Borama ka haysaa si fiican, 2 of my aunts ayaa caruurtooda u direy halkaas. Koonfurianska ayaa lagu badinaayaa incase of a referendum dhaca malaha... :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

ahhaa.... markaad igu daadisay baan is idhi malaa ciyaal bay leedahay :)...... 1-da Maajo baa elementary iyo hoose dhexe ku bartay ... Bilicda san ee Xamar caddeey meel ciyaal iskuul ka dhigto, laguna koriyo alleylehe way u qalantaa. Dee naga daa weedha "Koonfurianska" ma JB iyo XX baad ku hadaaqaysaa ereyadoodii ay dadka ku kala qabin jireen.... innaga oo dhan baa hal qoys ah... mar mar baad iska waashaa horta :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this