The Zack Posted March 4, 2011 Maaddeey;699578 wrote: weli tobankii gobol waa heystaan, Xamarna sidii bey u joogaan, Sh. Maadeey salaan sare, Salaan kadib, could you tell us which ten gobol ee Al-shabaab heystaan? Thank you kindly, The Zack Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 4, 2011 ^Salaanta waan kaa qaaday mid la mid ahna iga guddoon!,lakin |sheikh maahiye ogow!. 10ka gobol waxa ku jira laba gobol oysan wada heysan, 2daas waxa ka mid ah Banaadir, 8da kale waa: Hiiraan, Sh/dhexe, Sh/hoose, Bay, Bakool, Gedo, J/dhexe & J/hoose. Apologies haddii si kale hadalkeyga u ekaaday!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted March 4, 2011 ^Siddeed gobol baad sheegtay iyo half banaadir ah.. I give you that. Gobolka kale ee ay half-ka ka heystaan waa kee? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 4, 2011 Banaadir 1/2 maaha ee 4KM maahee waa inta kale :cool: Kan kale home work u qaado!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted March 4, 2011 Maaddeey;699613 wrote: Banaadir 1/2 maaha ee 4KM maahee waa inta kale :cool: Kan kale home work u qaado!. LOOOOOOOOOOL@kan kale homework u qaado.. kaas qeybta propaganda-da ay aheyd yaah? caadi ma aha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted March 4, 2011 Jiiroow Bakaal;699573 wrote: Adoontaan Somalida xasuuqeysa ayey difaaceysa geeridana u diideysaa seddex maalin Somaliland bey weerar ku heysay calaashaan hablo bahalkooda iibsaday SHAME ON YOU mss Caliyaale Who's script are you Toloow? AW Maaddeey, dhulkii ka waran? dhalintii ka waran? idaacadaa na waalay, maxaad la soo kulantay? Ghaniima ma keentay? Jaariyad ma heshay? Xamar weyne Daar-Al-Xarbi bay aheed muddadan dambe e? Intaas waa iga kaftan-dhableyn. Intaas ka dib kan kore iyo kuwa la mid ka ah, ma tababar sida SOL loo isticmaalyo yad kismaayo ku soo siiday, hadde 7oosh 3eyaalak yaa 3am el 7ag. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 4, 2011 ^Lool @ Ghaniima! ma reer ***** baad i mooday aniga!! Kan kore aad sheegeysid inaanaan isku waddo mari karin waad ogtahay sxb, mise waqtigii aad ciyaleyn jirtaa la soo gaaray! (kaftan)!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 4, 2011 Waa isla asagii meel dheer ha fiirin. Wuu isku camiraa si uu nooga gado in waxa u ku jiro ay yihiin wax wanaagsan. Dee ciduu ka gadaayo AS asagaa Bay iyo Bakool ku og, koley inta ma joogaan. 14 yrs old boys approx...(kuwa baabuurka kor fuula oo pics-ka ku jira) ayaa brigade loogu yeerooyaa, cajiib! I hope iney familkooda soo ceshtaan ayagoo caafimaad qaba! caruurtii reer miyiga ayaa la marin habaabiyey wallee... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 5, 2011 ^Waa ka soo dartay gebereeey. bal tartiibso. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 5, 2011 Maxaa ku dhibey? forumka opinionkeyga kama dhiiban karo miyaa? lol Tell your boss iney caruurta reer miyiga abuse-ka ka dhaafaan dagaal waxba kama ogee.... Ramadankii wixii dhacay waala ogyahay. p.s. Soo badso magacyada, waa daalee lee sida reer Bay iyo Bakool. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 5, 2011 ^Haye bis waxaa rabto iska sheeg! horaa loo yiri: 'hadaadan xishooneyn waxaad rabto samee'! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 5, 2011 Maxaa dhacay, "sigaar iyo jaad" comment ma ilowdey durbadiiba? miinoyinka badan maa xasuusta kaa tirtirey...haha... Xishood waxba kama taqaanid sida Abu dameer uusan waxba uga ogeyn diinta. AS al xayawaan meel uma socdaan waana la burburinaayaa mar dhow. Maal iyo iyo muruq waxay nagu qaadataba, they will be destroyed along with their fake diin. Take that promise to Bay iyo Bakool... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 5, 2011 Sicilian maa wax kuu galeen! they never forget and never forgive aa la yiri, comment waxaan xasuustaa aan kaa raalli geliyey inaan cay ula jeedina aan kuu sheegay, adaa iga maskax fiicane inta ku soo dheji haddaba, weligey qof personally ma attack'in halkan intaan xusuusto. LAKIN SIDAN KUU SHEEGAYBA AFKAA WAA FURAN YAHAY! Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted March 5, 2011 ^^ Ceeb ya Maadeey, gabadh baad ku leedahay AFKAA WAA FURANYAHEY, hadana waxaad leedahay waligey qof ma attack-gareenin Ps: Madaxweynaha Burundi loves to watch football, and he doesn't care waxa ka dhinto, he is not even aware of it, aniga i weydii taas, anaa Bujumbura joogey maalin dhaweyd Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 5, 2011 Nuune, waryaa ha isku kaaya dirin gabadha, 'afkaaga waa furanyahay=xor baad tahay waxaad rabto ku hadal' Quote Share this post Link to post Share on other sites