oba hiloowlow Posted March 3, 2011 Imaamka Beelaha **** Imaam Maxamuud Imaam Cumar ayaa habaaray Xarakada Al-Shabaab, isagoo si kulul u weeraray hab dhaqankooda ku aadan siyaasada dalka, wuxuuna ku tilmaamay kuwo aan soo marin taariikhda Soomaaliya. "Walax la arag iyo walax la maqal waaye Shabaab, 90-jirna ka weyn, wixii ka hooseeya, marka nimankaas dhibaatada dalka ay ku dhigeen waligeed nama soo marin"ayuu si kulul u yiri Imaam Maxamuud. Imaamka ayaa sheegay in waligiis uusan wax ka sheegin Shabaab, balse ay hada damqisay dhibaatada ay dalka ku hayaan, sida uu hadalka u dhigay. "Aniga waligee wax kama sheegin nimankaas, laakiin sida muuqata dalka iyo dadka waa baabi'iyeen, waxan leeyahay Ilaahey godkii ay ka soo baxeen haku celiyo"ayuu sii raaciyay Imaam Maxamuud Imaam Cumar. Imaamka ayaa si weyn looga qadariyaa bulshada soomaliyed dhexdeeda, iyadoo waayihii hore uu dhexda u xeran jiray xalinta colaado beeleedyadii dalka ka jira, isagoo ka qeyb qaatay nabadeyn dhowr jeer loo dhex dhigay beelo walaalo ah. Laakiin Imaamka ayaa horay baaq nabadeed u diray dhinacyada ka soo horjeeda Dowladda, kuwaasoo aan dheg jalaq u siin, hase ahaatee hadalkan kulul ee ka soo yeeray ayaa u muuqda mid ka dambeeyay markii dhowr jeer uu baaqyo u jeediyay Kooxaha Dowladda ka soo horjeeda oo ay ku gacan seyreen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
caydarus Posted March 3, 2011 Hadalkan waa hadalkii dowlada kumeel gaarka ah; Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted March 3, 2011 http://jowhar.com/news.php?readmore=264 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted March 4, 2011 caydarus. Dadka miyaad mooddey inaysan caqli lahayn. Imaam Maxamuud waa oday Soomaaliyeed oo qiimo leh. TFG ka hor ayuuna jirey dhibaatooyinka Soomaaliyana ka hadli jirey. Ilaah haku caafiyo! Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted March 4, 2011 LOL@Imaamka beesha. Beesha bas ah buu imaam u yahay miyaa tolow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
caydarus Posted March 4, 2011 Abwaan sxb anigu imaamka waxba kama sheegin waana odey soomaliyeed xurmo ayuuna naga mudanyahey, lakin what i'm simply answering is the threadka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 4, 2011 sounds like Maxammad dheere oo kale ba wax habaaray Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted March 4, 2011 ^^ Isku xishoow waryaa, Oday Soomaliyed oo aad lo qadariyo ayaad maanta uu geftey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 4, 2011 Maya oba sa kama wado markan akhriye waxa ku talay meesha Maxammad Imaam Cumar (xabeeb) uun ba ka maqan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 4, 2011 The Zack;699431 wrote: LOL@Imaamka beesha. Beesha bas ah buu imaam u yahay miyaa tolow. Imaamkii aad taqaannay maaha, waa Suldaanka Beesha ***** ninkani, Shabaabna Alamtara waa soo dhaafeen!, oday habaartamay uma joogsanayaan! Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted March 4, 2011 ^^ Correction Imaamka beesha ****, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jiiroow Bakaal Posted March 4, 2011 Waa habaartamayaa kuye booto weyne haduu hadalkiis ajiib yahay Caliyaale batrool ha ugu duceeyo :D:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted March 4, 2011 ^^ Igaarkaan caliyaale ku washtee xow ahaa waaba yaabye maraxyahow geber reer caliyaale ku diida uu maleyhaayaa Quote Share this post Link to post Share on other sites