Sign in to follow this  
A_Khadar

Shacabka Gobolka Cayn Oo Lug Ku Maray Wadooyinka Magaalada Buuhoodle ( Halkan Ka Daawo).

Recommended Posts

A_Khadar   

Buuhoodle: Waxaa maanta wadooyinka buuhoodle socod ku maray Shacabka Gobolka Cayn oo aad uga cadhaysnaa Joogitaanka Maleeshaiyada Siilaanyo.

Shacabka Gobolka Cayn ayaa sheegay in aysan aqbalayn Nabadna Qaadanayn intab Maleeshaiyada Siilaanyo ku sugantahay Dhulka shacabka SSC. waxaa sidoo kale ay u soo jeediyeen ururada Xuquuqul Insaanka, dowladaha Waawayn inay baadhana Xasuuqii ka dhacay Deeganada Hagoogane, Kalshaale, Maygaagle iyo dhamaan deegaanada SSC.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this