Liibaan Posted March 2, 2011 Horgalladii Siilaanyo Oo Laascaanood Waji-Gabax Kala Kulmay (Daawo). Check Xaabsade's brother, Maxamuud Xaabsade Speaking "Somaliland Clan Militia must leave Las Anod & SSC" [14:41] ----------------- Ururka Haweenka Laascaanood Oo ka Baxay Shir Ay Qabteen Wakiiladii Siilaanyo Laascaanod,(lasanod Online)- Wakiiladii ka socay maamulka Siilaanyo ayaa mar kale waxaa ku dhacay weji gabax, kadib markii ay shir kaga dareereen ururka haweenka Laascaanood. Haweenka magaalada laascaanood aya shirkan iskaga baxay kadib markii loo diiday in loo ogolaado saxaafadda oo la duubo. Wakiilada Maamulka Hargeysa oo weli ay ku taalo nabaradii kaga dhacay shirkii shalay ay la galeen odayaasha ee laga daawaday caalamka oo dhan ayaa maanta diiday in saxaafadu ka qaybgasho shirkan ay la geliyaan ururka haweenka. Haweenka Laascaanood ayaa iyaguna qaatay go'aan ah inay shirkaas ka baxaan oo mudahraad ku maraan wadooyinka magaalada , waxayna ku dhawaaqayeen erayo ka dhan maamulka Somaliland, laguna taageerayo SSC. Quote Share this post Link to post Share on other sites