Sign in to follow this  
Liibaan

Maxamuud Xaabsade Las Anod Elders and Women Somaliland must leave Las Anod SSC Region NOW

Recommended Posts

Liibaan   

Horgalladii Siilaanyo Oo Laascaanood Waji-Gabax Kala Kulmay (Daawo).

 

Check Xaabsade's brother, Maxamuud Xaabsade Speaking "Somaliland Clan Militia must leave Las Anod & SSC" [14:41]

 

 

 

 

 

 

 

 

-----------------

 

 

Ururka Haweenka Laascaanood Oo ka Baxay Shir Ay Qabteen Wakiiladii Siilaanyo

 

Laascaanod,(lasanod Online)- Wakiiladii ka socay maamulka Siilaanyo ayaa mar kale waxaa ku dhacay weji gabax, kadib markii ay shir kaga dareereen ururka haweenka Laascaanood.

 

Haweenka magaalada laascaanood aya shirkan iskaga baxay kadib markii loo diiday in loo ogolaado saxaafadda oo la duubo.

 

Wakiilada Maamulka Hargeysa oo weli ay ku taalo nabaradii kaga dhacay shirkii shalay ay la galeen odayaasha ee laga daawaday caalamka oo dhan ayaa maanta diiday in saxaafadu ka qaybgasho shirkan ay la geliyaan ururka haweenka.

 

Haweenka Laascaanood ayaa iyaguna qaatay go'aan ah inay shirkaas ka baxaan oo mudahraad ku maraan wadooyinka magaalada , waxayna ku dhawaaqayeen erayo ka dhan maamulka Somaliland, laguna taageerayo SSC.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this