Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland armed forces clash with insurgents in the buhoodle district

Recommended Posts

Ciidanka Qaranka Oo Baacdsay Koox Nabad Diidka Ah Oo Galabta Soo Weeraray Deegaanka Kalshaalle

March 1st, 2011

 

Kalshaale (Somaliland.Org)- Ciidanka Qaranka Somaliland ee ku sugan deegaanka Kalshaalle ayaa galabta u awood sheegtay koox nabad diidka ah ee SSC, oo soo weeraray fadhiisin ku yaala jiidaasi. Waxaana la sheegay in maleeshiyadaasi uu ka dhaawacmay hal qof. Halka ciidanka qarankana aanu jirin wax khasaare ah oo soo gaadhay.

 

Kooxdan weerarka soo qaaday oo ahaa koox afantari ahayd waxa baacsaday Ciidanka qaranka waxaana la sheegay in kooxda SSC ay ku kala jabeen talaabooyinkii dhinaca nabadgelyada loo qaaday ee Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu ku doonayo inuu ku soo afjaro colaada ka taagan deegaanka Kalshaale ee u dhaxaysay laba beelood oo walaalo ah oo jiidaasi wada degan.

 

Waxa la sheegay in kooxda nabad diidka ahi ay wax taageero ah ka waayeen shacbigii ka dib markii xukuumadda Somaliland ay sii daysay 42 Maxbuus oo lagu qabtay dagaaladii kala duwanaa ee ciidamada qaranku ku soo qabteen Nabad diidka dagaaladii ka dhacay deegaankaasi.

 

Sidoo kale, kooxdan caqabad ku noqday markii la aasay baraagihii ku yaalay deegaanka Kalshaalle ee uu ka bilaabay iska hor imaad iyo colaad ka dhashay muran dhinaca dhul daaqsimeedka ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

War Deg-dega Is Rasaasayn ka dhacday Kalshaale

Tuesday, 01 March 2011

War Deg-Dega Dagaal ka Socda Degaanka Kalshaale.

Burco-(Togdheernews.com)-War Deg-dega Dagaal ayaa ka dhacay Degaanka Kalshaale Dagaalkan ayaa waxa uu dhexeeya Ciidamada Qaranka Soomaaliland iyo Kooxaha nabad Diidka ah ee ka Soo jeeda degaanka Buuhoodle, Dagaal kan ayaan sheegin waxa sababay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

One thing is for certain that we all die at some point but some in a dignified mode while others do in humiliation.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sure we will all die one day but one will die for his country protecting it from peace hating insurgents, and one will die bringing pain and misery on his own people.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

I thought sheekada nabadiid was a blow right on your face, are you still using it Yaa XX..

 

This was small fire exchanges, but snm militia needs to move out of the area if they meant for sustainable peace.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

A_Khadar;698801 wrote:
Kana mashruuc bay kaga dhegtay.

Mashruucii Somalidiidka ee fake ahaa ee 20 sano soo dhoodoobayaan, ayaa maalmo gudahood ku burburay, beenta Nabadiidka somalidiid-land lug la qabto malaha.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this