diplomate2010 Posted March 1, 2011 Garbahaareey(Allpuntland)-Sheekh Muqtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur oo ka mid ah saraakiisha sare ee Xarakada Al Shabaab ayaa sheegay in Dowladda KMG iyo Amisom ay ku fashilmeen dulaankii ay ku soo qaadeen Al Shabaab sida uu hadalka dhigay. Dhanka kale Abuu Mansuur oo hadalkeeni jeediyey xili shalay uu ku sugnaa degaanka lagu magacaabo Gal-Barwaaqo oo ka tirsan Degmada Garbahaareey oo ah halka uu ku dhashay kana soo jeedo Ra'iisul Wasaraaha Soomaaliya Farmaajo ayaa sheegay in ay ka baxeen gurmadkii ugu badnaa ee ka qeyb gala dagaalada Bele-Xaawo, waxa uuna carabka ku dhuftay in ay magacii ka badaleen oo ay u bixiyeen Tuulada Jihaadka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted March 1, 2011 sheeko waaye waxaas!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
diplomate2010 Posted March 1, 2011 FARMAJO Needs to Go To GEDO ASAP WHY IS IT THIS BOY FROM BAKOOL USING KIDS FROM GEDO AGAINTS FARMAJO Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted March 1, 2011 Qabiil waalaga tagay meeshan reer hebel iyo reer hebel iskuma heysto, Qaran vs Argagaxiso waaye... Inshallah Farmaajo Gedo wuu tagi doonaa ee is deji lol Quote Share this post Link to post Share on other sites