Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Former Somaliland aviation minister trip to South sudan Pics.

Recommended Posts

safar taariikhi ah oo uu md. waran-cadde ku tegay koonfuurta sudan.

 

Siyaasiga ruug-cadaadiga ah ee Reer Somaliland Nd. Cali Maxamed Waran-Cadde ayaa horanti bishi kowad ee sanadkan safar dhulka ah ku gaalaa-bixiyeye wadamada Ethiopia iyo Koonfuurta Sudan, isga oo ku tagay baabuurkisa khaaska ah ee leh lambarka JSL.

 

somalilandpatriots.com-03012011129898165

 

 

Hdaba Md. Cali Waran-Cadde oo imika ku sugan magalada Juuba oo ah Caasimada Konfurta Sudan waxa uu sheegey in ay ku qadatay in u gaadho haalkaasi mudo bil ah, waxaanu sheegey in u halkaasi ku tagay Baasboorka Somaliland iyo waliba baabuurkisa oo leh taarkada Somaliland sida ka muuqata sawirka baabuurkisa.

 

Wax uu Mudane Waran-Cadde sheegey in ay Dalka Koonfurta Sudan ay Somaliland isku qadiyad yihiin. Wax kale oo uu Mr Cali sheegey in inti u dhex mushaxayay kaymaha waaweyn ee u dhexeya dalalka Itobiya iyo Konfuurta Sudan uu la kulmay durufo kala duwan. Kuwaasi oo ah in uu gaadhigi uu watay mar kaliya kawada banjareen afarta tayiir taasi oo ay sabab u ahayd dadka degaankas oo baabuurka iska buuxiyey dul iyo hoos. Kuwasi oo aan garaneyen xadiga uu baabuurku qaado.

 

Wax kale oo uu Md. Cali intaas ku daray in u la kulmey duur-joog fara badan oo mararka qaarkod naftisa cabsi galisey isga oo sheegey in markii danbe ay heleen Hotel kaymaha ku dhex yala oo ka tirsan Hotelada five starka oo niman Carab ahi leeyihin. Kuwaasi ayaa nasiyey tayirada iyo wax kasta oo aanu u baahnayn, ayua Cali yidhi.

 

Wax kale oo u sheegey in u calanka Somaliland uu u sii qaybinayey tuuloyinka uu marayey mudadii uu safarkiisa ku guda jirey.

 

Wax kale oo uu Mudane Waran-Cadde sheegey in u qadiyada Somaliland kala hadli doono madaxda u la kulmo iyo ciid kasta oo u arko in ay Somaliland wax kala qaban karto qadiyadeeda gooni isu-taagga.

 

Wax kale oo u sheegey in hadi Alle yidhahdo u madaxtinimada Somalilan isu rashaxi doono.

 

Wax kale oo safarkisa ku weheliya Mr Cali wiil u dhalay oo la yidhahdo Cabdiraxmaan Cali Maxamed oo afar jir ah sida ka muuqata sawirka

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

To make it more appealing for the photo-shoot-out opportunity, he should have dressed the way they did, then it could have being historic, or somewaht African, all I can see now is a man who is running away from his African heritage.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ What about the guy on his left? Is he only "thinking" aobut running away from his African heritage? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

@ Nuune, what the hell is African heritage? Or are you one of those people that think all African people are the same? (idea that was brought up by racist white people)??

 

Should he dress in something that is Haram? As you can seee the Awrah can be seen (knees) all of that just so he can belong to a people he does not belong to. Besides how is this politics? You remind me of papparazi that follow Paris Hilton and Tom Cruise all day long.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cali Maxamed Waran-Cadde ayaa horanti bishi kowad ee sanadkan safar dhulka ah ku gaalaa-bixiyeye wadamada Ethiopia iyo Koonfuurta Sudan, isga oo ku tagay baabuurkisa khaaska ah ee leh
lambarka JSL
.

Wax fahma ........ :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Former Somaliland minister visits South Sudan

HARGEISA — Former Somaliland’s Civil Aviation minister is scheduled to hold talks with officials from South Sudan government ahead of their official independence from Khartoum.

 

Mr. Ali Mohamed ‘Waran Adde” who served under President Riyale has been travelling by road using his vehicle and Somaliland license plates to cross Somaliland-Ethiopia border and Ethiopia-South Sudan border for the past month.

 

He told local radio stations by telephone that he encountered a lot of new and exciting things during his journey to southern Sudan. He said it was an eye opener for him.

 

He added he is expected to discuss general issues related to bilateral ties, like economic and trade cooperation with the South Sudanese government.

 

The government of Somaliland has not yet sent an official delegation from the ruling party but it has welcomed the south’s independence vote.

 

Somaliland believes it could use the south’s independence as a precedent as it seeks more support for its case for international recognition. Some foreign observers and politicians believe the Juba government will recognize Somaliland which will pave the way for other regional powers to follow.

 

 

Ali Waran Adde in remote South Sudan with his son Abdulrahman

As a part of a 2005 North-South peace deal, the Comprehensive Peace Agreement (CPA), the people of South Sudan went to the polling stations to vote for secession from the North in January.

 

Nearly 99 percent of southerners voted to form Africa’s newest 54th state. The results have been endorsed by foreign observers, UN, Arab League and North Sudan. South Sudan is expected to be inaugurated as the world’s newest nation on 9th of July.

 

Between now and then, the territories will have to agree on issues such as debts, citizenship, national assets and border demarcation.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dowladda Sudan ee madaxda ka yahay Albashiir, oo ka walaac ka muujisay Booqashada waranade ee south

Written by Qaran news

Mar 11, 2011 at 06:02 AM

Khartuum,(Qaran news)-Dowladda Sudaan ee madaxda ka yahay Al - Bashiir oo walaac ka muujisay Booqashada wasiirkii hore ee Duulist Ali Mahamed Waranade uu ku tagay Dowladda cusub ee Koonfurta Suudaan ee dhawaan ka go'day Sudan

 

Sida ay qortay Jariidada ku hadasha afka dowladda ee ka soo baxda Magaaladda Khartuum ee loo yaqaano AL INTIBAHA maalintii TAARIIKHDU ahayd 3/3/2011. jariidadaasi oo ku tilmaantay socdaalka waranade mid isku soo dhaweynaya labada dal ee Somaliland iyo South Sudaan kuna tilmaanta safarkiisa in uu taabanayo dhowr ujeeddo oo ay ka mid yihiin dhicana iskaashiga gaashaandhiga oo uu waranade hub ka iibinayo dowladda South Sudan, iyo iskaashiga dhinaca dhaqaalaha iyo horumarinta

 

Iyadoo la ogsoon yahay in Dowladda Suudaan ay si weyn uga soo horjeedo Qadiyadda gooni isu taaga Somaliland iyo Masiirka shacabka reer Somaliland tanina waxay muujineysaa sida ay uga xuntahay iskaashiga labada dowladood ee koonfurta Sudan iyo Somaliland oo ay ka cabsi qabto dhalasho dowladda la ictiraaf sanyahay oo ka dhalata Somaliland . HORAA LOO YIDHI GOD HADIMO HA QODIN KU DHICI DOONTAA MOOYEE. waxaana imika muuqata in suudaan hadda ku dhacday godkii ay u qodeysay Somaliland iyo South Sudaan oo iminka ay sudaan qarka u saaran tahay iyo Dil-dilaacda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

^ Malahubaa warkaa? waxaan filayaa ninkan duurka wareegaya inuu tahriib ahaa. What gov is he representing to what gov. Both South Sudan and Somaliland are existing vitual govs.. Somaliland lately seeks too much attention.. Keep waving hands until someone sees you.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tuesday, 3 March

 

The Khartoum-based Arabic daily Al-Intibaha this week reported that the government of Sudan expressed deep concerns about a recent trip to South Sudan by Somaliland’s former civil aviation minister, Mr. Ali Mohamed ‘Waran Adde”. The newspaper quoted one of the senior officials in Omar Al Bashir’s cabinet saying the visit was to strengthen bilateral ties between Somaliland and South Sudan. He also claimed the two states were planning to have trade, defence and military ties.

 

Omar Al Bashir and number of Arab leaders have long maintained they would block any international recognition for Somaliland. They claim Somaliland was part of Somalia and that they would not tolerate foreign interference in an Arab League member nation.

Share this post


Link to post
Share on other sites

somalilandpatriots.com-03012011129898165

 

Waryaadhahee war Aqoonsigii iyo Recognishinkii ma sidan baa u danbeysay, in afar ninoo qaaqaawan la isku soo sawiro, May God help the people of Somaliland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this